Author Archives: abdikaafi

Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Dhrta Daaqa JFS Mudane Hussein Mohamud Ayaa Ka Qeyb Galay Shir Calami ah Ee Ka Dhacay Dalka UK

Wasiir Wasaaradda X. Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Dowladda Federaalka Somalia Mudane Hussein Mohamud Sheikh Hussein ayaa maal mahaan safar shaqo ku joogay wadanka UK magaalo madaxdiisa London, halkaas oo ay kaga qeyb galayan furitaanka shir caalami ah oo ay Dowlada UK marti galineysay kuna saabsanaa Ciribtirka ganacsiga sharci darrada ah ee duurjoogta . Shirkaasoo ay kasoo qeybgaleen hoggaamiyeyaasha Beesha ...

Read More »

Wasiirka waasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta JFS Mudane sheikh Nur Mohamed ayaa waxaa uu maanta martiqaad rasmi ah ka helay jaamacadda Ondokuz Mayis Ee dalka Turkiga

Wasiirka waasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta JFS Mudane sheikh Nur Mohamed Hassan oo maalmahan safar shaqo ku joogay Dalka Turkiga ayaa waxaa uu maanta martiqaad rasmi ah ka helay jaamacadda Ondokuz Mayis oo ku taalla gobolka Samsun kuliyadeeda shareecada & Qaanuunka. Madaxweynaha jaamacadda ayaa Soo dhamayn ballaaran u sameeyay wasiirka & wafdigiisa iyada laga wada hadlay sidii kuliyadda Shareecada ay ...

Read More »

DawoSawiro :Kulan Ay Yeesheen Mid kamid ah Beelaha Daga Somaliya

Kulan ay ku yeesheen beesha sacdi loobage Ee Shiiqaal Magaladda muqdisho Ayaa waxaa Kasoo Qeybgalay Kulanka odayaal waxa garad dhalin yaro Kulanka ujeedkiisa ayaa Ahaa Mideynta Beesha iyo Sidii Loo Hormarinlahaa Howlaha beesha Sacdi Loobage Inta Uu socday Kulanka ayaa Waxa leys ku Wee daarsaday Fikiro oo Marakaasi Ah Kuwa Wax Ku ool ah Ugu danbeeytii Ayaa waxa ay Soo ...

Read More »

Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Dalka oo Kulan la qaatay Madaxa Arrimaha Diinta Dalka Turkiga

    Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Dalka oo Kulan la qaatay Madaxa Arrimaha Diinta Dalka Turkiga: Wasiirka wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Xildhibaan Sheikh Nur Mohamed Hassan ayaa maanta kulan dhinacyo badan la yeeshay Madaxa Arrimaha Diinta ee Dalka Turkiga Dr.Cali Irbaash. Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta ayaa marka hore ka mahadceliyay soo dhawaynta loo ...

Read More »

SAWIRRO: Garabka Haweenka Ee Xisbiga Dadka ayaa kulan muqdisho ku Yeeshay .

Garabka Haweenka Ee Xisbiga Dadka ayaa kulan muqdisho ku Yeeshay kulankan ay ku Yeesheen Xarunta Xisbiga Dadka Ee muqdisho Ee Garabka Haweenka Ee Xisbiga Dadka Soomaaliyeed ayaa Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbigaasi Marwo Faadumo Yuusuf Waxaana Looga Hadlay Sidii Garabka Haweenka ay ugu qeyb-qaadan lahaayeen Diyaar garowga Xisbiga uu ugu Jiri Doorashada la Filayo Somaliya in ay ...

Read More »

Wasiirka Wasaardda Awqaafta & Arr Diinta JFS Mudane Sheekh Nuur Ayaa Kulan Laqaatay Uqaabilsanaha Arimha Diinta Safaarada Turkiga

Wasiirka Wasaardda Awqaafta & Arr Diinta JFS Mudane xildhibaan Sheikh Nuur Mohamed Hassan & wasiir ku xigeenka wasaaradda Hon. Osman Adam Dhubow Ayaa maanta Kulan Laqaatay kulanka aya waxa uu ujeedkiisu ahaa soo dhaweyn uqaabilsanaha cusub ee loo soo magacaabay safarada Turkiga arimaha diinta iyo sagootinta uqaabilsanii hore. inta uu socday kulanka ayaa waxa ay kahadleen qodobo muhiim ah u ...

Read More »

Tababar Ku Saabsan Habka Cilmi Baarista Oo Lagu Qabanayo

Machadka SIPAM waxa uu bixinayaa tababar lacag la’aan ah (free) labo maalmood ah (13 & 20 Sep) kaas oo lagu baranayo qaababka cilmi baarista loo sameeyo. Diiwaan gelinta waa ay socotaa. Haddaba si aad isu diiwaan geliso fadlan foomkan soo buuxi. Tababarka waxaa uu ka dhacayaa xarunta SIMAD ee Gahayr. Saacada 3 – 6 pm galabnimo. Buuxi foomkaan hoose https://goo.gl/forms/TxDo5FDHvzJdy8Rh2 ...

Read More »

SAWIRRO: Xisbiga Dadka Somaliyed Ayaa Ansixiyay Golaha Fulinta Xisbiga

kulan ay muqdisho ku yeesheen madaxda ugu saraysa xisbiga dadka soomaaliyeed ayaa waxaa ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen xubno ka mid noqonaya golaha fulinta xisbiga dadka soomaaliyeed. xisbigaan ayaa waxaa ku midaysan aqoon yahano, dhalinyaro, haween iyo dad iskugu jira bulshada noocyadeeda kala duwan. gudoomiyaha xisbiga dadka Prof: Saciid ciise maxamuud ayaana shir gudoominayay shirkaan waxaana ka soo qayb ...

Read More »

Dowlada Federalka oo amar deg-deg ah dul dhigtey madaxda maamul goboleedyada

Dawladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku shirsan Kismaayo ku amartay in ay keenaan xisaab-celin ku aaddan “isticmaalka lacagaha dawladda dhexe ay u gudbiso dawlad goboleedyada”. Warqad todobaadkan ka soo baxday xafiiska wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya oo BBC ay heshay nuqul ka mid ah ayaa lagu sheegay in “la soo gaaray xisaab celin dhamaystiran oo daboolaysa isticmaalka lacagihii dawladda ...

Read More »