Author Archives: Ahmed sudani

Somalida Swizerland oo soo food-saartay cabsi xoogan

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Swizerland ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi xoogan oo ay ka qabaan in dalkooda hooyo dib loogu soo celiyo ka dib markii dowladda Swizerland ay shaaciyeen in ay dib u eegis ku sameyn doonaan soo gelooti badan haba ugu badnaadaan Soomaalida iyo Ereterianka. Saraakiil u hadlay laanta socdaalka ee Dalkaasi ayaa warbaahinta la wadaagay in ...

Read More »

Musharixiinta isbadal doonka Maamulka KGS oo la kulmay sii haayaha Madaxweynaha Maamulkaasi

Musharaxiinta la baxay isbadal doonka ee u tartamaya xilka madaxtinimo ee maamulka Koonfur Galbeed Saoomaaliya ayaa xalay waxa ay kulmayo la qaateyn sii hayaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna gudoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi C/qaadir Shariif Sheekunaa Maye. Musharaxiinta isbedel doonka ah waa musharixiinta aysan kamid ahayn shakhsiyaadka loo xaglinayo in ay taageereyso dowladda Soomaaliya waxaana kulanka looga wada hadlay sida ugu haboon ...

Read More »

Musharax Farkeeti Oo Ku Dhawaaqay In Uu yahay Murashax utaagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Koonfurgalbeed

Munaasabadan Oo Ahayd Midsiheersara ah Loosoo Agaasimay ayaa Waxaa Ka Sooqaybgalay Xildhabaano,Waxgarada,Masuuliyiin Katirsan Golaha Isbadal Doonka Koon Furgalbeed Soomaaliya ,Dhalinyaro,Ururada Haweenka Iyo Bulshaweeynta Qayabheed Kaladuwan Ee Kunool Magalada Baydhaba Munaasabada ayaa Ujeedkeedu ahaa Mid Uu Kusoo Bandhigayey Qorshe Siyaasadeedka Uu Ku Hogaamin Doono Shacabka Koon Furgalbeed Wasiirkii Horre Ee Maaliyada Soomaaliya Hadana Ah Murashax Ay Ku Hawenyihiin Shacabaka Koon furgalbeed ...

Read More »

Shabaab oo sheegtay inay qarax la eegteen ciidan ka tirsan Kenya

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa qarax khasaare geystay oo ciidamo ka tirsan Kenya lagula eegtay gobolka xeebta ku teedsan ee Lamu. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in gaari nuuca dagaalka ah oo ay la socdeen ciidanka Booliska Kenya qarax uu ku qabsaday inta u dhaxaysa degaannada degaanada Yad iyo Lamu oo ka tirsan Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Ciidamadan ...

Read More »

XIldhibaanada baarlamaanka oo maanta yeelanaya kulan

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Xildhibaanada baarlamaanka ayaa xalay lagu wargeliyay inuu jiro kulanka baarlamaanka maanta oo Arbaco ah, islamarkaana ajandaha kulanka uu yahay sii wadista ka doodista xeer hoosaadka baarlamaanka. Kulanka oo uu shir guddoomin doono guddoomiyaha baarlamaanka golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxa ay ...

Read More »

Qaban Qabadii Ugu Danabysay Ee Ku Dhawaaqista Murashax Farkeeti Oo Ka Socota Baydhabo

Magaalada baydhabo Ee xarunta Gobolka baay Waxaaa ka soconaysa qaban qaabadii ugu dambeysay Taasi oo maanta musharaxnimadiisa uu ugu dhawaaqayo Pro maxamed Aadam farkeeti Waxaaa uu u taaganyhay xilka madaxweynaha maamulka koonfurgalbeed soomaliya Hugaaamiyaha isbadal doonka koonfurgalbeed ayaaa goordhaw lagu wadaaa inuu jeediyo khudbadiisa uu kaga hadlayo waxyaabaha uu qabandoono hadii uu ku guulayso doorashada maamulkaas ee la qabandoono 17 ...

Read More »

QM oo ka digtay xiisadda u dhaxeysa Falastiin iyo Israa’iil

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan bariga dhexe ayaa si adag uga digay xaaladda nabadda ee barige dhexe. Nikolay Mladenov ayaa BBC u sheegay in xiisadda ka taagan dhulka Falastiiniyiinta ee la haysto ay sare u sii kacaysay muddooyiinkii ugu dambeeyay. Mr Mladenov ayaa waxa uu sidoo kale ka digay dagaal cusub oo dhex mara Xamas iyo Israa’iil. ...

Read More »

Dib u dhac ku yimid doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug

Sida uu qorshaha ahaa maanta ayaa la filayay inay qabsoonto doorashada guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, kadib markii lagu cadeeyay jadwal guddigu ay horey u soo saareen, balse dib u dhac ayaa ku yimid. Guddiga oo markale maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxa ay soo saareen jadwalka cusub oo la xiriira doorashada guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug. Guddiga ayaa waxa ...

Read More »

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Qarax khasaare dhaliyay ayaa waxa uu ka dhacay meel aan ka fogeyn isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho, sida ay Idaacadda Risaala u sheegeen dad goobjoogayaal ah. Qaraxan oo nuuciisa uu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa horey loogu diyaariyay bar kontorool oo ciidanka dowladda ay ku leeyihiin meel aan ka fogeyn Ex-control Afgooye. Ilo wareedyo ayaa waxa ay ...

Read More »

Wasiirka arrimaha gudaha oo Muqdisho ka furay shir wadatashi ah

Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa la tashi kala sameynaysa maamulka iyo qeybaha bulshada gobolka Banaadir diyaarinta hannaanka dib u heshiisiinta Qaranka. Shirka qeybtiisa Koowaad ee maanta furmay waxay wasaaradda la-tashi la sameynaysa madaxda iyo dadka ka shaqeeya hey’adaha dowliga ah ee gobolka Banaadir, halka maalinka berri ah wadatashiga ay la yeelan doonto  qeybaha bulshada ee ...

Read More »