WAXBARASHADA

Somalida Swizerland oo soo food-saartay cabsi xoogan

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Swizerland ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi xoogan oo ay ka qabaan in dalkooda hooyo dib loogu soo celiyo ka dib markii dowladda Swizerland ay shaaciyeen in ay dib u eegis ku sameyn doonaan soo gelooti badan haba ugu badnaadaan Soomaalida iyo Ereterianka. Saraakiil u hadlay laanta socdaalka ee Dalkaasi ayaa warbaahinta la wadaagay in ...

Read More »

Musharixiinta isbadal doonka Maamulka KGS oo la kulmay sii haayaha Madaxweynaha Maamulkaasi

Musharaxiinta la baxay isbadal doonka ee u tartamaya xilka madaxtinimo ee maamulka Koonfur Galbeed Saoomaaliya ayaa xalay waxa ay kulmayo la qaateyn sii hayaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna gudoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi C/qaadir Shariif Sheekunaa Maye. Musharaxiinta isbedel doonka ah waa musharixiinta aysan kamid ahayn shakhsiyaadka loo xaglinayo in ay taageereyso dowladda Soomaaliya waxaana kulanka looga wada hadlay sida ugu haboon ...

Read More »

Madaxweyne Cagjar Oo Hal Arin Kaga Fiicnaaday Madaxda Maamul Gobolleedyada Dalka

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mustaf Maxamed Cumar ayaa waxa uu kaga fiicnaaday Madaxda Soomaalida Hal Arin oo sida dayax 15 jooga oo kale u muuqda. Cagjar waxa uu sheegay inuu ka xumaaday Dadka Walaalaha ah ee isku laayey dhawaan Deegaanka Dhumay Ee Gobolka Sool. Waxay Cambaareynta iyo Damqashada kala simnaayeen Farmaajo iyo madaxda Dawlad Gobolleedyada Dalka ka jira. Balse waxa ...

Read More »

Yaa Ka Dambeeyey In Gudoomiye Cusub Loo Magacaabo Deg,Howlwadaag?+Mas’uul Caan Ah

Waxaa uu C/kiriin Cali kaar Xilka Gudoomiyaha Degmada Howlwadaag noqday 23-kii Bishii May Sanadkii hore 2017-kii iyadoo Sanad iyo shan bil uu xilkaan ku magacaabnaa. Maanta ayaa xilka laga xayuubiyey markii wareegto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiye yariisoow kaas oo gudoomiye cusub lagu magacaabay. Degmada H/wadaag ayaa ka mid ah Meelaha ugu muhiimsan Ee Loo baratamo qabashadeeda,maadaama Suuqa Bakaaraha uu hoostago ...

Read More »

SAWIRRO:Masharaxiinta Koonfur Galbeed Oo Kulan Yeeshay

Musharax madaxweynaha Koonfur galbeed somalia Cabdicasiis xasan Maxamed ( Laftagareen ) ayaa maanta ka qayb galay kulan ay isugu imaanayeen dhamaan Musharixiinta u tartamaya madaxtinimada maamulka KGS Kulanka ayaa ka dhacay xarunta Unsom ee magaalada baydhabo Waxaana Shirkaan Goobjoog Ahaa inta badan musharaxiinta Madaxtinimada Koonfur Galbeed.   Cabdicasiis Laftagareen iyo Musharaxiinta ayaa ka wada hadlay isbadal ka lagu samayn karo ...

Read More »

Sawirro; Jubbaland Oo Weerarkii Ugu Cuslaa Maanta Ku Qaaday Dawlada Federaalka

Dawlad Gobolleedka Jubbaland ayaa waxa maanta kulan Xasaasi Ah ku yeesheen Saraakiisha Ciidamada Amniga iyo Wasaarada Amniga Maamulkaasi. Waxa laga Hadlay ayaa Aheyd mid si weyn loogu lafa guray Amniga iyo sidii looga shaqeyn lahaa. Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo Khudbad Kulul ujeedinayey Saraakiisha Ciidanka waxa uu Weerar Afka ah Ku Qaaday Dawlada Federaalka Soomaaliya. Waxa uu ...

Read More »

SAWIRRO:Musharaxa Shacab Ka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Lafta-Gareen Oo Ku Dhawaaqay Musharaxnimadiisa.

Xaflada Ku Dhawaaqista musharaxa Madaxweynaha koonfur Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Laftagareen ) ayaa maanta ka dhacay magaalada baydhabo xarunta Gobolka Bay. Munaasabada waxaa kasoo qeyb galay qaar ka mid ah golaha wasiirada Dowlada federalka somalia uu hor kacayo wasiirka difaaca dalka xildhibaan xasan ali (Amar-danbe), Sidoo kale Qaar Kamid ah Xildhibaanada Baarlamaan ka Dowlada Soomaaliya. Wasiirka Difaaca Qaranka Ayaa ...

Read More »

SAWIRRO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Dalka Ayaa Soo Bandhigtay Qabyo Qoralka Sharciga Doorasha 2020-ka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa maanta usoo bandhigtay Xisbiyada Siyaasadda Dalka Qabyo Qoraalka Sharciga Doorashoooyinka ayadoo oo ay mudo dheer ka soo wada shaqeynayaan dhaamaan hay’adaha ay quseyso iyo waaaradda. Shirkan oo uu daahfuray Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ayaa ujeed kiisu ahaa sidoo loo gala tashan lahaa xisbiyada dalka sharciga doorashoyinka oo la ...

Read More »

Musharax Farkeeti Oo Ku Dhawaaqay In Uu yahay Murashax utaagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Koonfurgalbeed

Munaasabadan Oo Ahayd Midsiheersara ah Loosoo Agaasimay ayaa Waxaa Ka Sooqaybgalay Xildhabaano,Waxgarada,Masuuliyiin Katirsan Golaha Isbadal Doonka Koon Furgalbeed Soomaaliya ,Dhalinyaro,Ururada Haweenka Iyo Bulshaweeynta Qayabheed Kaladuwan Ee Kunool Magalada Baydhaba Munaasabada ayaa Ujeedkeedu ahaa Mid Uu Kusoo Bandhigayey Qorshe Siyaasadeedka Uu Ku Hogaamin Doono Shacabka Koon Furgalbeed Wasiirkii Horre Ee Maaliyada Soomaaliya Hadana Ah Murashax Ay Ku Hawenyihiin Shacabaka Koon furgalbeed ...

Read More »