WAXBARASHADA

Sawirro: Waa Sidee Xaalada Doonidii ku soo Caarisay Xeebta Dekedda Boosaaso.

Waxaa socda dadaaladii ugu dambeeyey ee lagu badbaadinaayo Hantida saaran Doonida Al Xaafiis ee kucaariday Xeebta Boosaso ayaa gabagabo ku dhaw, waxaana la dhisay wado ay Iskutashi ku dhiseen Shacabka iyo dawladda, taasi oo lagu gaaraayo halka ay Doonidaan taalo. Ilaa hadda 220Mitir oo wado ah ayaa la dhisay, taas oo ah dadaalka ugu dambeeyey ee badbaada loo gartay, wuxuuna ...

Read More »

FALAQAYN: Wax qabadkii Madaxwayne Farmaajo Sanadkii Tagay iyo Dhaliilaha wali jira.

Madaxweyne Farmaajo intuu xilka hayey waxuu Dib usoo Celiyey Sharaftii Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Xabsiyo kaga jirey Ethiopia iyo india. Dhanka kale Waxuu dib u heshiisiin ka dhex sameeyey Maamulka Gobolada dhaxe oo ahaa Degaan labo Maamul ka kala talinayeen Ehlu suna iyo Galmudug,Waxuu qurxiyey oo lights ku xirey Airportka adan cade. Waxuu sameeyey Gudi amni oo uu Hogaamiye ka yahey ...

Read More »

Dhageyso: Madaxwayne kuxigeenka Maamulka Galmudug oo digniin udiray.

Maxamed Xaashi “Carabey”  Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay ka hor tagi doonaan dagaal Beeleedyada ka dhaca deegaanada Galmudug oo ah Kuwa ku Soo Noqnoqday . Carabay ayaa sidoo kale tilmaamay in ay dhisi doonaan Ciidamo gaar ah oo ka hortaga colaadaha ka jira gobollada Mudug iyo Galgaduud ugu danbayntiina waxa uu ugu  ...

Read More »

Akhriso :Madaxweyne Farmaajo iyo Safiirka Imaaraadka oo Kulan Albaabadu uxiranyahay yeeshay Maxuuse Ku saabsanaa Kulankaasi?.

Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya  ayaa aqalka Madaxtooyada Villa Somalia ku qaabilay Safiirka Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Cusmaan Alxamaadi. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyay Dowladda iyo Shacabka Isutagga Imaaraadka Carabta taageeradooda joogtada ah ee dhinacyada badan leh ee ay u fidiyaan Soomaaliya, isagoo xaqiijiyay in la adkeeyo qoto dheerida xiriirka taariikheed ee kulmiya Soomaaliya iyo Imaaraadka. ...

Read More »

SAWIRO: Sheekh Shaakir oo soo Afjaray Colaadii kataagneed deegaanka.

Sheekh Shaakir Cali Xasan Wasiirka koowaad ee Maamulka Galmudug Ayaa Soo Xiray Shirk lagu nabadeynaayey labo Beelood oo Walala ah  kuwaas oo kasoo kala  jeeda Deegaanada  Guriceel Iyo Balanbal. Shiekh Shaakir iyo qaarkamid ah madaxda maamulka Galmudug ayaa Goob Joog U Ahaa Saxiixa Odoyaasha Kaas Oo Lagu Soo Afjarayaay Colaado Mudo Dheer Ka dhex aloosneed Beelahaan walaalaha ah.

Read More »

DegDeg: Siyaasi Cabdiraxman Cabdishakuur oo u hambalyeeyay Garsooraha cusub kana codsaday.

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa uhambalyeeyay  garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo loo doortay madaxweynaha Maxkamadda Caalamiga ah ee dambiyada dagaalka. Shakuur ayaa yiri ​​waqti loobahanyahey ayuu  yimid oo ladoortay Garsoore Cabdulqaawi oo ah waqti adduunku u baahan yahay caddaalad waxaanse kula talin lahaa in uu Somaliya kudaro liiska Dowladaha hooostaga. Masuulkaan Soomaaliyeed ayaa Waqtiyo Badan La soo shaqeeyay Maxkamada Caalamiga ah ...

Read More »

DegDeg: Ciidamo Cusub oo lagu soodaadshay wadooyinka Muqdisho…

Dadyawga Reer Muqdisho ayaa saaka kuwaabariistay Ciidamadamo cusub oo wata Gawaarida gaashaaman oo lagu soo daadshay wadooyinka Magaalada Ciidankaan oo ay ka  muuqato haybad ciidannimo, ayaa  socod kumaray  wadooyinka magaalada gaar ahaan wadada dheer ee Maka Al-Mukarama. Dadka reer Muqdisho ayaa isweydiinaya ciidamadan cusub oo wata gawaarida gaashaaman  oo ka duwan kuwa ay isticmaalaan ciidamada Booliska Somaliya. Booliska Soomaaliya oo ...

Read More »

DegDeg: Senator Qaybdiid oo goordhawayd sheegay in ladoonayo in laqaarajiyo

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ah Senator katirsan Aqalka Sare ee Qaranka Somaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee labada Gole ayaa goordhawayd shir jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay weerarakii ay ugaysteen gurigiisa qaarka mid ah Ciidamo ka tirsan dowladda Somaliya 30 bishii December ee sanadkii lasoodhaafay 2017. Sanater Qeybdiid ayaa sheegay in weerarkaas la doonayay in lagu khaarijiyo asaga ...

Read More »