WAXBARASHADA

DegDeg: Maxkamadeyntii Siyaasiga C/Raxmaan Cabdi Shakuur Oo Dib Loo Dhigay.

Maxkamadeyntii  Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame, oo dibloodhigay  ayadoo la  filayay in gelinka dambe ee Maanta la horkeeno Maxakamadda Gobolka Banaadir. waxey wararku  sheegayaan  in  Codsi ka yimid Xeer Ilaalinta Dacwada ku soo oogtay Siyaasigaasi, ay CadeymahoodaWali soo dhameystirin. Waxaana dib loo dhigay illaa Beri oo markale Maxakamadda Gobolka Banaadir la hor geyn doono C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame.  

Read More »

XOG: Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Maantay Maxkamada La horkeeni doono

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa Warar hoose oo aanu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in gelinka dambe ee Maanta lagu wadaa in Markale Maxkamadda Gobolka Banaadir la hor geeyo  oo loo heysto eedeymo kala duwan. Aweys Sheekh C/laahiGuddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir  ayaa shalay ku amray Xeer Ilaalinta Dacwada ku soo oogtay  siyaasiga in ay la yimaadaan ...

Read More »

DegDeg:Qaar ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka oo   Oo Xabsiga Ku Booqday C/Raxmaan Cabdi Shakuur.

Guddigan oo ka kooban labada Gole ee Baarlamaanka ayaa marka hore la kulamay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre , iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Sidoo kale Xildhibaanadan ayaa Xabsiga ku booqday C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo u xiran Dowladda Soomaaliya. Habeen ka hor ayey ahayd markii Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ay weerar ku qaadeen Hoyga uu Magaalada Muqdisho ka ...

Read More »

Kheyre oo diiday in xabsiga laga sii daayo C/raxman C/shakur iyo Beesha  Habargidir oo wacad kumartay in wiilkoodu  uusan kusii jiri doonin xabsiga.

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa diiday in xabsiga laga sii daayo Siyaasiga Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo dagaal dhiig ku daatay ka dib gacanta lagu dhigay. Warar hoose ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha ay la kulmeen Masuuliyiin ka socda Beesha Habar Gidir waxayna ka dalbadeen in la soo daayo Cabdi raxmaan Balse wuu ka biyo diiday arintaasi. ...

Read More »

WAR CUSUB: Maxaa kajira in Dowlada Qatar  lagu wareejiyay Siyaasi  C/raxmaan C/shakuur?

Warar Hoose oo aanu ka helnay ilo ka agdhaw Siyaasi Cabdiraxmaan cabdi cshakuur ayaa sheegaya in Saraakiil Ka Socta Sirdoonka Dowladda Qatar ay la wareegeen Maanta Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur oo ku xiran Xarunta Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Wararka ay heleyso warbaahinta ayaa sidoo kale sheegaya  in Saraakiil Sirdoon ah oo  ka yimid Magaalada  Doha  ay Gaareen Meesha   uu ku xiran yahay ...

Read More »

DegDeg: Ciidamada Maamulka Puntland oo goordhaweyd lagu ekeeyay Weerar dhiig ku daatay.

Warar aanu ka heleyno  buuraleyda  Fog ee Cariga Galgala ee gobolka Bari ayaa laga soosheegayaa in qarax Miino lala eegtay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland kuwaa oo saarnaa gaari nooca dagaalka ah. Miinada oo la sheegay iney dhulka ku aasneyd ayaa wararku waxay sheegayaan in lala eegtay kolonyo ay la socdeen ciidanka Puntland, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. ...

Read More »

DegDeg: Qarax Goordhawayd ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qarax Xoogan oo goordhow  ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dharkeynley.  Qaraxa ayaa loo adeegsaday Gaari lagu soo xiray walxaha Qarxa  kaas oo lala beegsaday  Ajab shidaal oo ku yaala degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir.Dhanka kale waxay wararku intaa kudarayaan in uu Gaarigu Qarxay kadib markii uu ka degtay Ninkii watay, waxaana la sheegay in aysan jirin Khasaare ka ...

Read More »

DegDeg:  Xukuumada Somaliya oo ku war galisay Milkiilayaasha Hotelada Muqdisho in aan lagu qaban karin shirar looga soo hor jeedo Dowlada.

Maxamed Abuukar Isloow Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya  ayaa shir jiraa’id uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho wuxuu ku mamnuucay in shir aysan ka warqabin Dowladda  lagu qaban karin Huteelada Magaalada Muqdisho. asagoo ka hadlaayey Shirka jaraaid ayuu  sheegay Wasiirku in aan marna la aqbali doonin in muqdisho lagu qabto nuuc walba shir aan ogolaansho looga heysan maamulka Gobalka Banaadir iyo ...

Read More »