WAXBARASHADA

Madaxweynaha Hirshabelle oo u magacaabay taliye cusub Ciidanka NISA ee gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Wareegto uu soo saarey waxa uu ku magacaabay taliyaha cusub ee ciidanka Nabadsugida gobolka Hiiraan iyo  ku xigeenkiisa. Taliyaha Cusub ee Nabadsugida Gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabey Colaad Cabdulaahi Cismaan halka taliye ku xigeen loogu magacaabay Wareegtada oo ku taariikheysan 1/9/2018 ayaa sidoo kale xilalkii looga qaaday Taliyihii Ciidanka Nabadsugida Gobolka Hiiraan Cabdi ...

Read More »

Dowlada Somalia oo amar ku soo rogtay shanta dowlad goboleed ee federaalka (Akhriso)

Dawladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku shirsan Kismaayo ka codsatay in ay keenaan xisaab-celin ku aaddan “isticmaalka lacagaha dawladda dhexe ay u gudbiso dawlad goboleedyada”. Warqad todobaadkan ka soo baxday xafiiska wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya oo BBC ay heshay nuqul ka mid ah ayaa lagu sheegay in “la soo gaaray xisaab celin dhamaystiran oo daboolaysa isticmaalka lacagihii dawladda ...

Read More »

Toorey lagu dhaawacay Musharax Madaxweyne oo ololiisa doorasho ku guda jiray (Daawo Sawirro)

Musharaxa ugu cadcad doorashada madaxwaynanimada dalka Brazil, Jair Bolsonaro, ayaa mindi lala dhacay xilli uu ku jiray ololo doorasho. Dhacdadan ayaa ka dhacday isu soo bax lagu qabtay Juiz de Fora, oo ka tirsan gobolka Minas Gerais. Wiilka Mr Jair Bolsonaro ayaa sheegay in aabihii uu dhaawac ka soo gaaray qaybta hoose ee caloosha, balse uu wanaagsaan oo uu ka ...

Read More »

SAWIRRO: Taliyaha ciidanka xoogga oo Mareykanka ka dalbaday inay kordhiyaan weerarada Alshabaab

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socotay dawladda Mareykanka, waxaana ay ka wada hadleen dib u dhiska ciidanka iyo arrimo kale. Si gaar ah ayaa labada dhinac waxay uga wada hadleen siddii dawladda Mareykanka ay ciidanka Xoogga dalka uga taageeri laheyd xoreynta dalka, tababarka ciidanka , is dhaafsiga qibadaha dhanka ...

Read More »

Ismaaciil Cumar Geelle oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shalay oo khamiis aheyd waxaa uu Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Cusmaan Saalax oo ka mid ahaa wafdiga Wasiirada Arrimaha Dibadda Itoobiya iyo Soomaaliya ee gaaray Jabuuti. Madaxweyne Geelle ayaa Qasriga Madaxtooyada ku soo dhoweeyay wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea, waxaana uu si wadajir ah isaga iyo Wasiirada arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo ...

Read More »

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyaha ONLF ku martiqaaday inuu Muqdisho yimaado

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hor inta uusan shalay ka soo ambabixin magaalada Asmara ee dalka Eritrea la kulmay Guddoomiyaha Jabhadda Xoreynta ONLF Maxamed Cumar Cusmaan iyo Xoghayaha Guud C/raxmaan Mahdi. Kulankan ayaa ahaa kii labaad oo Madaxweyne Farmaajo la qaato Hoggaanka Ururka ONLF ee fadhigooda yahay magaalada Asmara, iyadoo 30-kii bishii July markii uu booqashadiisa u horeysay ...

Read More »

DAAWO WARAR CUSUB: Heshiiskii Jabuuti, Somalia, Eriteria & Itoobiya, Go’aanka DFS & Shirka Kismaayo & Beesha Hawiye oo diiday Go’aankii….

Magaalada Jabuti waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirkii Wasiirada arimaha dibadda ee Somallia, Itoobiya, Eriteria iyo Jabuuti, kaas oo laga soo saaray Bayaan rasmi ah. Dhanka kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dowladiisa ay diirada saari doonto sidii Shabaab looga awood badin lahaa, xili dhanka kale Wasiirka Warfaafinta uu xog ka bixiyay Heshiiskii Itoobiya, SOmalia iyio Eriteria. HOOS KA DAAWO ...

Read More »

SAWIRRO:- Xafladda Arday Ka Qalin jabisay Dugsigga Sare ee Iskuulka Ileys ee Cadaado.

Xafladaan oo aheyd mid ay ku qalin jabinayeen ku dhawaad 25-tan arday oo dhameystay dugsigga sare ee Iskuulka Ileys ayaa xalayto lagu qabtay Magaaladda Cadaado ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug. Waxaa Xafladda ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Cadaado, Wasiiro, Xildhibaamo iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka galmudug, Waxaana Xafladda Furey Xoghayaha degmada Cadaado, C/raxmaan macalin C,llaahi Diiwaan. Maamulaha Iskuulka Ileys Ustaad ...

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubbaland Oo Kismaayo Loogu Geystay Jir dil Ahmed Madoobe Oo Amray…

Xarig iyo Jirdil kismaayo Loogu Geystey,Wasiirka Arimaha Gudaha Jubaland Darwiish: Ka Dib Markii Darwiish iyo Axmed madoobe isku maandhaafen Lacagtii Imaaradka Wasiirka ayaa Axmed madoobe ka Cod Sadey In Uu Siiyo Lacag Uu Ubalan Qaadey Markey Joogeen Itoopya.   Wasiirka ayaa ahaa xubnihii ugu dhawaa ee uu abid Ku Dhaaran jiray Laakiin Xaalada hada muuqata ayaa ah mid keeni karta ...

Read More »

Sawirro: Doorashada Kursigii uu ka dhintay Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo lagu qabtay Dhuusamreeb

Masuuliyiinta Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Allaha U naxariistee Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin uu ku guuleystay Cabdullaahi Faarax Weheliye oo ah Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya. Kursigaan waxaa ku tartamayey Sadex Musharax oo kala ah Cabduulaahi Faarax Weheliye, Maxamed Cilmi Afrax iyo Cabdulle Faarax Xirsi. Cabdullaahi Faarax Weheliye ayaa helay ...

Read More »