WAXBARASHADA

Madaxda Maamulgoboleeyada oo ku dayacan Magaalada Muqdisho iyo qatar ku soo wajahan.

Wasiirada iyo Xildhibaanada ka tirsan Maamul Goboledyada dalka ka jira ayaa ku dayacan Magaalada Muqdisho, marka laga hadlaayo dhanka ammaanka, waxayna la mid yihiin bulshada caadiga ah ee ku nool Magaalada Muqdisho. Xildhibaano iyo Wasiiro kala duwan oo ka tirsan Maamul Goboledyada dalka ka jira ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Maamul Goboledyada, Koonfur Galbeed, Hirshabelle, Jubbaland iyo Galmudug, ...

Read More »

SAWIRO: Reysal Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumada Soomaaliya oo laKulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga.

   Reysal Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumada Soomaaliya oo laKulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada  Sacuudiga  SaAmiir Mohammed Bin Salmaan, waxaana ay ka wada hadleen adkeynta xiriirka labada dal iyo sidii la iskaga kaashan lahaa arrimaha amniga, dhaqaalaha, Waxbarashada iyo Caafimaadka. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa sidoo kale magaalada Riyad uga qeyb galay shirka Wasiirrada Gaashaandhigga ee isbahaysiga la-dagaalanka argagixisada. ...

Read More »

SAWIRO: Shaqo Abuur Fiican loo sameeyay Qoysaskii Ilmahooda kuwaayey Qaraxii Zobe.

Guddiga Gurmad Qaran ayaa waxa ay Maanta Deeq Bajaajyo ah ku wareejiyeen ehelada dadkii ay Waalidiintooda ku geeriyoodeen qaraxii ka dhacay 14, Bishii Octooper Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho. Deeqdan Bajaajta ah ayaa sigaar ah waxaa loogu wareejiyay dadkii Ganacsiga ku lahaa agagaarka zoobe oo Hooyooyinkood iyo Aabayashod ay ku dhinteen qaraxaas isla markaana ay Biili jireen. Lacagta lagu iibiyay ...

Read More »

War DegDeg ah :Iska Hor Imaad Xoogan Oo Ka Socda Degmada Dharkenley.

Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya ayaa iska hor imaad xoogan waxa uu ku dhex marayaa Xaafadda Siliga Ameerikaanka Degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir. Israsaaseyntan ayaa timid, kadib markii Maamulka Degmada Dharkenley uu ka bilaabay Xaafaddaasi howlo burbrurin ah, taas oo ay ka hor yimaadeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda. Ilo deegaanka ah oo la hadlay Idaacadda Shabelle ...

Read More »

Sheekh Shaakir Galmudug  iyo Ahlu Sunna ma dagaalsana  ee Midowgoodaan la rabin..

Gudoomiyaha Xarakad Ahlusuna ee Gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay wada hadalada magaalada Nairobi ku dhex maray iyaga iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Sheekh Shaakir ayaa sheegay in iyaga iyo Galmudug aysan dagaalsaneyn, balse ay lala dagalasan yahay, isla markaana aan la rabin inay midoobaan oo ay noqdaan maamul mid ah. “Anaga ...

Read More »

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Khudbad Ka Jeedinaya Kulanka Golaha Shacabka BFS, Maxaa Uu Uga Hadlayaa ?

Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud ayaa maanta oo Sabti ah khudbad u jeedin doona Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Maxamed Cali Xaamud oo khamiistii la soo dhaafay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa maalintii shalay booqasho ku tagay magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, waxaana wehliyay Guddoomiyaha Golaha shacabka Jawaari iyo Mas’uuliyiin kale. Xafiiska Guddoomiye Jawaari ...

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo oo uga tacsiyadeeyay musiibadii

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa  uga tacsiyadeeyay musiibadii mdaxweynaha dalka masar iyo shacabka dalkaas musiibadii shalay ku habsatay ee ebid aan horay uga dhicin dal;kaas. dhanka kale Madaxweynaha somaliya mudane  Farmaajo ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday masjid ku yaalla dalka Masar oo lagu dilay in ka badan 200 qof, wuxuuna isagoo ku hadlaya magaciisa iyo kan shacabka Soomaaliyeed uu ...

Read More »

War cusub Ciidamo ka tirsan AMISOM oo toddobaadka soo socda bilaabaya inay ka baxaan Soomaaliya.

1000 askari oo ka mida ciidamada Midowga Afrika AMISOM ayaa bisha Decembar ka baxaya Soomaaliya, iyadoo qeybtii u horeysay ka bixitaanka Ciidamada ay bilaaban doonaan horaanta Todobaadka soo socda. Afhayeenka Ciidamada Milateriga Uganda Richard Karimere ayaa sheegay in 281 askari oo ugu horeeya una dhashay dalka Uganda, kama mida 1,000-ka askari ee laga soo saari doono Soomaaliya ay baxayaan horaanta ...

Read More »

DeDeg: Guddoomiyayaasha baarlamaannada Jabuuti iyo Soomaaliya oo gaaray magaalada Beledweyne

War goordhaweyd oo Duhurnimadii Ah naga soo gaaray Magaalada B/weyne ayaa sheegaya in Wafdigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xumud ay gaareen Magaaladaasi. Wafdiga ayaa diyaarada waday waxay ka duushay Adan Cabdulle Cusmaan Ee Muqdisho waxaana ay ka dejisey Garoonka Ugaas Khaliif Airport Ee B/weyne. Waxaa si diiran wafdigaan usoo dhaweeyye Mas’uuliyiinta Gobolka Hiiraan iyo kan Degmada B/weyne,iyadoo ...

Read More »