WAXBARASHADA

Maamulka Galmudug oo dalbaday in Cadaalada Lasoo taago Askarigii Dilay Xildhibaan ka tirssan Maamulka Galmudug.

Marxuun Xildhibaan Axned Yuusuf Ciyow oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa dalbaday in Dowladda Soomaaliya ay cadaalada hor geyso Askarigii ka dambeeyay dilka Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka tirsanaa Baarlamaanka Galmudug. Marxuumka oo shalay lagu dilay Muqdisho ayaa dikiisa loo xiray Askari Ilaalo u ahaa Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan Golaha Shacabka waxa ...

Read More »

Gudoomiye Thabit Cabdi Kulmay Safiirka Turkiga ufadhiya Somaliya.

Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga u Fadhiya Soomaaaliya Olgan Bekar. Labada Mas’uul ayaa ka wada hadlay horumarinta Caasimadda Muqdisho iyo sida ay iskula shaqeyn lahaayeen, islmarkaana ay isaga kaashan lahaayeen waxqabadkooda ku aadan casriyeynta Magaalada Muqdisho. Waxa uu thabit Cabdi kaga mahad celiyey Turkiga sida ay uga qeyb ...

Read More »

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Jabuuti Oo Muqdisho soogaaray.

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Mohamed Ali Houmed ayaa goor dhow ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaasoo lagu soo dhoweeyay. Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Xildhibaanada labada Gole iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha, waxaana loo soo galbiyay Xarunta Villa Hargeysa ee Hoyga Guddoonka Golaha Shacabka. Wafdiga uu hoggaaminayo ...

Read More »

Maamulka Jubbaland oo ugu deeqay Beero Qaxootiga ka soo laabanaaya

Wasiirka Beeraha ee Maamulka Jubbaland Geelle Maxamed Aadan ayaa sheegay in Wasaraddu ay wado qorshe ay Dhul Beereed ugu wareejineyso Qaxootiga ka soo laabanaya Dalka Kenya. Waxaana uu tilmamaay in qorshahan uu qeyb ka yahay sidii shaqo abuur iyo Nolol loogu sameyn lahaa dadka danta yar ee ku sugan deegaanada Maamulkaasi. Wasiir Geelle ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay in ...

Read More »

Degdeg: Sacad Al Xariir oo dibugu laabtay Dalka lubnaan

wararka aanu ka heley Caalamka gaar ahan Dalka lubnaan ayaa sheegaya in Diyaarad Duhurnimadii maantay ay ka qaaday Magaalada Paris Ee Caasimada Faransiiska R/wasaarihii Dhawaan Iska  Casilay Jagadiisa Dalka Lubnaan Sacad Xariiri. Waxaa warka ugu weyn Ee Caalamka yahay in la hadal haayo dib ugu laabashada dalkiisa Sacad Xariiri oo bishaan kaga dhawaaqay Dalka Sacuudiga inuu is casilay. Dhawaan ayaa ...

Read More »

R/wasaaraha Dalka Oo Gaaray Baydhabo Caawana Ku Hoyan Doona & Xog Culus Safarkiisa

Wafdi uu hogaaminayey R/W Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxay goordhaweyd oo 2:30 Duhurnimo ka dageen Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Bay. Waxa si diiran loogu soo dhaweeyey Garoonka Shaati guduud Ee Baydhabo Wafdigaan waxaana Dadweyne Caleemo Qoyan gacmaha ku sitay,Qeybaha kala duwan Ee Bulshada,Odayaal hidaha iyo Dhaqanka ah iyo Mas’uuliyiinta K/Galbeed ayaa Soo dhaweynta qeyb ka ahaa. Gaadiidka La saaray ...

Read More »