WAXBARASHADA

Gudoomiye  Jawaari Oo Ciidamo wata Ayaa Gudaha u Galay Golaha Shacabka iyo Xaalada oo cirka isku sii shareereysa.

Wararka naga soo gaaraya Xarunta Golaha shacabka ayaa sheegaya in Gudoomiye Jawaari oo wata Ciidamo Farabadan ay gudaha ugaleen golaha shacabka . Waxaa kaloo wararku  sheegayaan in uu Gudoomiye Jawaari ku fariistay kursigiisii saxda ahaa, xildhibaanada  isaga taageersana ay goobta soo buux dhaafiyeen. Dhanka kale Gudoomiye kuxigeenka 1aad Madane Muudey oo isna meesha jooga ayaa banaanka usoo baxay, wuxuuna la ...

Read More »

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug oo Jabuuti kula kulmi doona Shirkada..

Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxwaynaha Maamulka Galmudug oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in uu u amba baxo maanta galinka danbe wadanka Jabuuti, halkaa uu kula ballansan yahay Madax ka socota Shirkad dhismo ku sameyndoonta Dekeda Hobyo ee Gobolka Mudug. Maxamuud Cismaan Cabdulle Agasimaha Warfafinta Madaxtoyada Maamulka Galmudug   ayaa sheegay in safarkaan uu yahay mid muhiim u ah ...

Read More »

Yaa ka danbeeya Shaqo joojintii lagula kacay Af hayeenkii Golaha shacabka Soomaaliyeed.

Baaritaan dheer  oo ay Sameysay warbaahinta Madaxa banaan taas oo  ku saabsan shaqo joojintii lagula kacay  xoghayihii golaha shacabka umada Somaaliyeed  C/kariin Xaaji Buux ayaa lagu sheegay in uu ka danbeeyo Raysalwasaaraha Xukuumada Somaliya sida ay nooxaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo. Sida ay xogtu sheegtay  ayaa ah sida tan Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Barlamaanka Shacabka umada Soomaaliyeed Mudane  Muudey ...

Read More »

Maxaa ka jira in ay ku kala Qaybsameen Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Gudoomiye Jawaari Kulanaka Arbacada.

Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ayaa ku kala qeybsamay kulanka maalinta berri oo Arbaco ah loo balansan yahay, kaasoo qorshihiisa yahay in la geeyo Mooshinka, iyadoo laga cabsi qabo in buuq iyo fowdo uu ka dhasho. C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ahaa Xildhibaanada hormuudka u ahaa shirka jaraa’id ayaa sheegay in mooshinka la keeno maalinta Arbacada ay wadaan ...

Read More »

War Deg Deg ah :Xoghayaha Joogtada ah ee Golaha shacabka oo shaqa Joojin Lagu Sameeyay (Akhriso)

C/wali Muudey oo ah sii hayaha xilka gudoomiyaha baarlamaanka ayaa shaqo joojin ku sameyay xog-hayaha guud ee golaha shacabka Cabdikariim xaaji Buux Sababtana wuxuu ku sheegay muudey inuu ku milmay qilaafka baarlamaanka ka dhex taagan wuxuuna raaciyay inuu la saftay hal dhinac Shaqo joojintaan hadda soo baxday ee cabdikariin ayaa imaaneysa xilli 193 xildhibaan oo jawaari mooshinka ka keeneen inay ...

Read More »

Xildhibaano ka tirsan Dowlada Somaliya oo beeniyay

Xiilibaano ka tirsan golaha Shacabka ayaa beeniyay in ay sixiixeen Mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacab Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Magaca iyo Sixiixa Xildhibaanadaan ayaa kasoo muuqday Waqraddii ay ku qornaayeen Magacyadda xildhibnaanada Sixiixay mooshinka.   Xildhibaanadaan  wararkaas beeniyay islamarkaana sheegay in laga been abuurtay waxaa ka mid ah Xildhibaan farxiyo Maxamuud dhaqane Iyo Xildhibaan Yuusuf ibraahim afrax. Marka laga ...

Read More »

SAWIRO: Yaa ka mid ah dadkii ku geeriyooday Duqayntii Ceelbuur.

Warbaahinta Al Shabaab war lagu daabacay ayaa lagu sheegay in duqeyn lala helay gaari marayay Deegaanka Dac lagu dilay sadex qof oo labo kamid ah sheegeen in ay ahaayeen nin Nabadoon ah iyo nin kale oo abwaan ahaa. Dhanka kale dadka ku  dhintay duqeynta waxaa kamid ah Cali Maxamed Waasuge (Cali Xareed) oo kamid ahaa Odayaasha Degmada Ceelbuur iyo sidoo ...

Read More »

DEGDEG: Ciidamo farabadan oo lagu soo daadshay Wadooyinka Muqdisho ka hor Mooshinka.

Ciidamo katirsan kuwa  Dowladda ayaa maanta Wadooyinka soo gala jidka Wadadda Makka Al-Mukarrama  lagu soo daadshay   ka hor mooshinka gudoomiyaha baarlamaanka, iyadoo loo diiday inay gaadiidku u soo gudbaan  dhinaca wadada Maka Almukarama. Dhanka kale Dadka degaanka ayaa soo sheegay in Wadooyinkii isku xiri jiray Jidka Wadnaha iyo Jidka Maka Almukarama lagu xiray Gaadiidka Ciidamada dagaalka, Dhagaxaan iyo Biro hor ...

Read More »