BARNAAMIJYADA

SAWIRRO: Garabka Haweenka Ee Xisbiga Dadka ayaa kulan muqdisho ku Yeeshay .

Garabka Haweenka Ee Xisbiga Dadka ayaa kulan muqdisho ku Yeeshay kulankan ay ku Yeesheen Xarunta Xisbiga Dadka Ee muqdisho Ee Garabka Haweenka Ee Xisbiga Dadka Soomaaliyeed ayaa Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbigaasi Marwo Faadumo Yuusuf Waxaana Looga Hadlay Sidii Garabka Haweenka ay ugu qeyb-qaadan lahaayeen Diyaar garowga Xisbiga uu ugu Jiri Doorashada la Filayo Somaliya in ay ...

Read More »

Tababar Ku Saabsan Habka Cilmi Baarista Oo Lagu Qabanayo

Machadka SIPAM waxa uu bixinayaa tababar lacag la’aan ah (free) labo maalmood ah (13 & 20 Sep) kaas oo lagu baranayo qaababka cilmi baarista loo sameeyo. Diiwaan gelinta waa ay socotaa. Haddaba si aad isu diiwaan geliso fadlan foomkan soo buuxi. Tababarka waxaa uu ka dhacayaa xarunta SIMAD ee Gahayr. Saacada 3 – 6 pm galabnimo. Buuxi foomkaan hoose https://goo.gl/forms/TxDo5FDHvzJdy8Rh2 ...

Read More »

SAWIRRO: Xisbiga Dadka Somaliyed Ayaa Ansixiyay Golaha Fulinta Xisbiga

kulan ay muqdisho ku yeesheen madaxda ugu saraysa xisbiga dadka soomaaliyeed ayaa waxaa ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen xubno ka mid noqonaya golaha fulinta xisbiga dadka soomaaliyeed. xisbigaan ayaa waxaa ku midaysan aqoon yahano, dhalinyaro, haween iyo dad iskugu jira bulshada noocyadeeda kala duwan. gudoomiyaha xisbiga dadka Prof: Saciid ciise maxamuud ayaana shir gudoominayay shirkaan waxaana ka soo qayb ...

Read More »

Dowlada Federalka oo amar deg-deg ah dul dhigtey madaxda maamul goboleedyada

Dawladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku shirsan Kismaayo ku amartay in ay keenaan xisaab-celin ku aaddan “isticmaalka lacagaha dawladda dhexe ay u gudbiso dawlad goboleedyada”. Warqad todobaadkan ka soo baxday xafiiska wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya oo BBC ay heshay nuqul ka mid ah ayaa lagu sheegay in “la soo gaaray xisaab celin dhamaystiran oo daboolaysa isticmaalka lacagihii dawladda ...

Read More »

Madaxweynaha Hirshabelle oo u magacaabay taliye cusub Ciidanka NISA ee gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Wareegto uu soo saarey waxa uu ku magacaabay taliyaha cusub ee ciidanka Nabadsugida gobolka Hiiraan iyo  ku xigeenkiisa. Taliyaha Cusub ee Nabadsugida Gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabey Colaad Cabdulaahi Cismaan halka taliye ku xigeen loogu magacaabay Wareegtada oo ku taariikheysan 1/9/2018 ayaa sidoo kale xilalkii looga qaaday Taliyihii Ciidanka Nabadsugida Gobolka Hiiraan Cabdi ...

Read More »

Dowlada Somalia oo amar ku soo rogtay shanta dowlad goboleed ee federaalka (Akhriso)

Dawladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku shirsan Kismaayo ka codsatay in ay keenaan xisaab-celin ku aaddan “isticmaalka lacagaha dawladda dhexe ay u gudbiso dawlad goboleedyada”. Warqad todobaadkan ka soo baxday xafiiska wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya oo BBC ay heshay nuqul ka mid ah ayaa lagu sheegay in “la soo gaaray xisaab celin dhamaystiran oo daboolaysa isticmaalka lacagihii dawladda ...

Read More »

Toorey lagu dhaawacay Musharax Madaxweyne oo ololiisa doorasho ku guda jiray (Daawo Sawirro)

Musharaxa ugu cadcad doorashada madaxwaynanimada dalka Brazil, Jair Bolsonaro, ayaa mindi lala dhacay xilli uu ku jiray ololo doorasho. Dhacdadan ayaa ka dhacday isu soo bax lagu qabtay Juiz de Fora, oo ka tirsan gobolka Minas Gerais. Wiilka Mr Jair Bolsonaro ayaa sheegay in aabihii uu dhaawac ka soo gaaray qaybta hoose ee caloosha, balse uu wanaagsaan oo uu ka ...

Read More »

SAWIRRO: Taliyaha ciidanka xoogga oo Mareykanka ka dalbaday inay kordhiyaan weerarada Alshabaab

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socotay dawladda Mareykanka, waxaana ay ka wada hadleen dib u dhiska ciidanka iyo arrimo kale. Si gaar ah ayaa labada dhinac waxay uga wada hadleen siddii dawladda Mareykanka ay ciidanka Xoogga dalka uga taageeri laheyd xoreynta dalka, tababarka ciidanka , is dhaafsiga qibadaha dhanka ...

Read More »

Ismaaciil Cumar Geelle oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shalay oo khamiis aheyd waxaa uu Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Cusmaan Saalax oo ka mid ahaa wafdiga Wasiirada Arrimaha Dibadda Itoobiya iyo Soomaaliya ee gaaray Jabuuti. Madaxweyne Geelle ayaa Qasriga Madaxtooyada ku soo dhoweeyay wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea, waxaana uu si wadajir ah isaga iyo Wasiirada arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo ...

Read More »