BARNAAMIJYADA

Madaxweyne Trump oo kulan la yeelan doona Wiilka ka taliya Kuuriyadda Waqooyi (Xiriir Qarsoon)

Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa baahisay in agaasimaha CIA Mike Pompeo uu si qarsoodi ah uu u booqday Kuuriyada Waqooyi horraantii sanadkan islamarkana uu wadahadalo toos ah la yeeshay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un. Booqashadan ayaa la sheegay in looga gol lahaa in wadada loogu sii xaaro kulan wayne lagu wado in uu dhexmaro hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyiiyo iyo madaxwayne Trump. ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Muxuu ka qabanayaa Wasaaradda Gaashaandhiga?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shalay dib ugu laabtay Xafiiskiisa ku yaala dhismaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee degmaa Deyniile kadib markii uu ka soo dhamaaday mashquulkii ka dhashay Mooshinkii Guddoomiye Jawaari. Madaxweynaha markii uu ku laabtay Gaashaandhigga waxa uu kormeer ku tagay Kulyada Jaalle Siyaad oo u dhaw Dhismaha Wasaaradda Difaaca Soomaaliya waxa uuna la hadlay Ciidamo ka tirsan ...

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Guddoonka Golaha Shacabka

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Wasiirka Difaaca Soomaaliya hadana ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka Golaha Shacabka ayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 18-04-18 ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Guddoomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa 9-kii bishan April iska casilay xilka Guddoonka, sida xeerka Baarlamaanka uu dhigayana ay waajib tahay in booskaas lagu buuxiyo ...

Read More »

SAWIRRO: Ciidamo cusub oo soo gaaray Soomaaliya & Magaalada la geeyay oo la Ogaaday

145 Sarkaal oo u dhashay dalka  Sierra Leone, kana mid ah hawgalka Amisom ayaa shalay soo gaaray Soomaaliya,waxaana loo wareejiyay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose. Ciidankan oo Boolis ah waxaa ay ku biirayaan 15 Sarkaal oo u dhashay  Sierra Leone,kuwaas oo horay ugu sugnaa Kismaayo. Arrintan waxa ay ka dambeysay kaddib markii Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ...

Read More »

C/Weli Muudey oo Cafis ka dalbaday Gudoomiye Jawaari, Fariina udiray MD Farmaajo

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya C/Weli Ibraahim Muudey ayaa khudbad uu ka jeediyay xaflad sagootin ah oo Madaxtooyadda loogu sameeyay Jawaari, waxaa uu ka dalbaday cafis. Muudey ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Jawaari uu yahay qabiir mudo dheer qaranka usoo shaqeeyay, laakiin uu cafis ka dalbanayo maadaama ay isku qabteen siyaasadda.   Sidoo kale, waxaa uu madaxweynaha DFS Maxamed ...

Read More »

Imaaraadka oo Boqortooyadda Sacuudiga ku dacweysay DFS & Nooca dacwada oo…

War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Dowlada Imaaraadka Carabta ay dacwad ka dhan ah dowlada Federaalka ah ee Somalia u gudbisay Dowlada Sacuudiga. Dacwadan oo qodobeysan ayaa la sheegayaa inuu gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibedda Imaaraadka  Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan.   Dacwadan ayaa la xaqiijiyay inay salka ku heyso dhaqaale gudaha asbuucan lagu qabtay Garoonka Aadan Cadde ee ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay garoonka Ciyaaraha Baraawe

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay qarixii shalay galab Al-shabaab ku dileen dhallinyaro ku sugnaa garoon lagu ciyaaro kubadda cagta oo ku yaala Degmada Baraawe ee Gobolka Sh/hoose. Farmaajo ayaa tilmaamay in cadawga kaliya ee maanta dalka dhibaatada ku haya uu yahay Alshabaab, loona baahan yahay in dowlad iyo shacab laga wada qeyb ...

Read More »

Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilkii laga xayuubiyey & mid cusub oo la magacaabay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa xilkii looga qaaday Guddoomiyihii Maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan.   Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Waare ayaa sidoo kale waxaa gobolka hiiraan loogu Magacaabay guddoomiye cusub oo uu noqonayo Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow.   Inkastoo aan la ogeyn sababta keentay isbedelka lagu sameeyey Maamulka gobolka Hiiraan iyo waxyaabaha soo dedejiyey ayaa haddana ...

Read More »

Daawo Sawirro Maamulka K/Galbeed oo 15 kun oo dollar ku abaalmariyey Max’ed Xasan

Maamulka Koonfur Galbeed Somalia ayaa gudoonsiiyey Abaalmarin lacageed oo gaareysa $15,000 (Shan iyo Toban Kun oo Dollar) Maxamed Xasan Aadan (Sandheere) oo ahaa sarkaal ka soo goostay Al-shabaab kaasoo bishii Janaayo ee Sanadkan isku soo dhiibay Maamulkan Xaflad xalay lagu qabtay Magaalada Baydhabo ayaa sarkaalkan waxaa lacagta guddoonsiiyey Wasiirka Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay). Maxamed ...

Read More »

SAWIRRO: Kulan aqoon is weedaarsi ah oo ku aadan Fadaraaleynta oo Muqdisho lagu qabtay.

Kulan-kan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukumadda Somalia ayaa ah kulan la’isku weedaarsanaayay hanaanka fadaraaleynta Dalka waxaana ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukumadda Fadaraalka Somalia ,Wasiiro ka socday Maamul Gobaled yada ay kamid yihiin Jubbaland, Hirshabelle Koonfur galbeed Somalia, Galmudug iyo Madax mataleysay Maamulka Gobalka Banaadir. Waxaa sidoo kale xusid ...

Read More »