BARNAAMIJYADA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay Sh/Hoose

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Konfur Galbeed somaaliya mundane Shariif Xasan Sheeq Aadan ayaa wuxuu tacsi u diray dhammaan Reer Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Golaha Wasiirada iyo Xilibaanada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Eheladii iyo Qaraabadii Uu Ka Geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum C/Qaadir C/xaxmaan Cali (Baraf) oo ku Geeriyooday inta u dhaxeysa degmada Wanlaweyn iyo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha ...

Read More »

Xiliga la magacaabayo RW cusub ee Itoobiya oo la shaaciyey & Rex Tillerson oo gaaray Addis ababa

Xisbiga haya talada dalka Itoobiya ee EPRDF ayaa shaaciyey xiliga guddigiisa fulinta uu soo magacabayo Ra’iisal Wasaaraha cusub ee dalkaas. Shiferaw Shigute oo ka tirsan masuuliyiinta EPRDF ayaa xaqiijiyay in guddigu uu kulmi doono 11-ka bishan Maarsosi ay uga wada hadlaan natiijooyinka ka soo baxay qiimaynta ay sameeyeen. Raisul wasaarihii Itoobiya Haile-Mariam Desilgn ayaa dhowaan iska casilay ka dib markii ...

Read More »

Daawo Sawirada: Haween Ka tirsan Bulshada Ra’yidka oo Muqdisho ku xusay 8-da Marso

Muqdisho waxaa lagu qabtay Munaasab ay soo qaban-qaabisay Madasha Horumarinta Haweenka  oo ah madal ay Sameysay UNWomen si ay ugu qareemaan haweenka Soomaaliyeed. Munaasabadda oo lagu xusayaay Maalinta Caalamiga ee Haweenka 8 Maarso waxaa ka soo qeyb galay Xubno ka socday Xukuumada Soomaaliya,  Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya,  Hogaamiyaasha ururada Ka shaqeeyo arrimaha Haweenka, ...

Read More »

Hogaamiyeyaasha labada Kuuriya oo yeelanaya kulankii ugu horeeyey ee fool ka fool ah

Madaxa amniga qaranka Kuuriyada Koonfureed Chung Eui-yong iyo madaxa hay’adda sirdoonka Sun Hoon ayaa kulan gaar ah la qaatay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi xilli ay booqasho qaadatay 2 maalmood ay ku joogeen Pyongyang. Waxaa lagu heshiiyay in hogaamiyayaasha labada Kuuriya ay kulan yeeshaan bisha April markii ugu horreysay muddo toban sano ah. waana kulankii ugu horreyay tan iyo intii uu awoodda ...

Read More »

Maxay ka wada hadleen Taliyaha NISA & Wakiilka UN-ka u qaabilsan Soomaaliya?

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, danjire Meachel Keating ayaa kulan la qaatay Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed (NISA), Xuseen Cismaan Xuseen, kaasoo ka dhacay Muqdisho. Danjire Keating ayaa kulanka uu la yeeshay Taliye Xuseen Cismaan Xuseen uu kala hadlay arimo kala duwan oo ay uga horeysay xaaladaha amniga ee Muqdisho iyo guud ahaan Somalia. Waxaa uu ...

Read More »

DAAWO: Qaran Hotel Oo Muqdisho Laga Furay Ku Cawee Ku Naso Uguna Tag Jiif Qurux Badan.

Muqdisho oo Ah Caasimaha somaliya ayaa waxaa la sameeyay HOTEL Loogu Magac daray QARAN HOTEL. Hotelkaani ayaa ah mid si casri ah loo qaabeeyay laguna xardhay shay walba oo soo jiidanaya in dhahaaga sida dhirta quruxda badan, jiifka, Goobaha loogu talagalay Nasahada Oo Qofkii yimaada uu marna ka daalayn daawashadiisan. Sidoo kale waxaa HOTEL QARAN kuugu diyaara shaqaalo  aad loogu ...

Read More »

Masuuliyiinta iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug Ayaa Tacsi U Diray Fowsiyo.

Madaxda dowlad goboleedka galmudug oo ugu horeeyo madaxweynaha galmudug ahmed ducaale geele xaaf Madaxa xukuumada galmudug shiikh cali Shaakir, madaxweyne ku Xigeenka galmudug maxamed xaashi cabdi carabey, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir, Wasiirka Maalyada Saciid iyo Wasiirka Xariirka Baarlamaanka Mudane Mahamuud Abdullahi Wehliye “Waqaa” Ayaa Waxaa ay Tacsi U Dirayaan Fawsiyo ahmed Kaynaan Oo Aabaha Dhalay Ilmaheeda Uu ku ...

Read More »

Ciidamada Sirdoonka iyo Kuwa Ajanabi Ah Ayaa Baaritaan Ka Wada Muqdisho.

Ciidamada Nabad Suggida Somaliya iyo kuwa Amisom, ayaa Xaafadaha Degmada Heliwaa waxa ay ka wadaan hawlgal culus oo lagu baaraayo guryaha. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Amisom oo wata gaadiidka dagaalka iyo ciidamada Somaliya oo gaashaaman ay si wadajir ah u fulinayaan hawlgalkaan, ka socda Degmada Heliwaa. Saraakiil ka tirsan Hay’addaha ammaanka dowladda ayaa sheegay hawlgalka inuu yahay ...

Read More »

Ra”iisul Wasaare Khayre Oo Ganacsatada Muqdisho Isfahan Waa Soo Kala Dhex Galay.

Kulan u dhaxeeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyay Wasiirkiisa Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Ganacsatada Gobolka Banaadir oo looga hadlayay hakadka ay maalmahan ku jirto dhaq dhaqaaqa Dekeda Muqdisho iyo cabashada laga keenay canshuuraha ay dowladdu soo rogtay ayaa natiijo la’aan ku dhamaaday. Warar aan helnay ayaa sheegaya in kulankan oo shalay gelinkii dambe dhacay, saacado ...

Read More »