BARNAAMIJYADA

lacag dhan 150 kun oo dollar ayaa lagu wareejiyay maamulka….

Guddiga Gurmadka Abaaraha Heer Qaran ayaa lacag gaaraysa 150-Kun oo dollar oo loogu talagalay dadka ay Abaaruhu Saameeyeen ku wareejiyay Maamulka HirShabelle. Maamulka Hirshabelle ayaa lacagtaas ka gudoomay gudiga iyadoo deegaanada Hirshabelle ka mid yihiin meelaha ay abaaruhu saameeyeen . Degmooyinka ay abaaruhu saameeyeen waxaa ka mid ah oo wabiga shabelle ka guray deegaano hoostaga J0whar iyo Balcad ee G/Sh/Dhexe ...

Read More »

amar deg deg ah Oo Ka Soo Baxay R/wasaare Kheyre oo la siiyay labo Masuul oo DF ka tirsan..

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Amray in si deg deg ah loo bixiyo Mushaarka Shaqaalaha Dowlada Ee Bishii Janaayo ee sanadkan 2017. Warqad Ra’iisul Wasaarana uu u qoray sii Hayaha Wasiirka Maaliyadda iyo Xisaabiyaha Guud, wuxuu amar buuxa ku bixiyay in la bixiyo mushaarka shaqaalaha. Waxaa sidoo kale uu amray in laga jaro lacago qoondo ah oo ...

Read More »

Raysal wasaaraha somaliya ayaa manta dhagax dhigay Goob muhiim ah.

raysal wasaaaraha somaliya xasan cali khayre ayaa manta waxaa uu dhagax dhigay xarunta socdaalka iyo jinsiyadaha somaliya. waxaa kaloo goobta dhagax dhiga joogay godoomiyaha gobolka banaadir,taliyaha laanta socdaalka mahamed adan koofi iyo wasiirka amniga gudaha somaliya cabadirisaaq. waxaana ka hadlay goobtaas raysal wasaaraha somaliya xasan khayre waxaa uuna sheegay in loogu adeegi doono shacab ka somaliyeed. HOOSE KA DAAWO SAWIRRADA ...

Read More »

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Kulan La Qaatay Haweeney Ka Socotay Wadanka Jarmalka…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Jermalka u qaabilsan Soomaaliya iyo Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Safiirka Jermalka u qaabilsan dalalka Soomaaliya iyo Kenya Ambassador Jutta Frasch, ayaa ka wada hadlay sidii dib loogu soo nooleyn lahaa xiriirkii Taariikhiga ahaa ee labada dal, madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda Fedraalku ay diyaar u tahay ...

Read More »

Liiska Golaha Wasiirada Xogtii Ugu danbeeysay Madaxtooyo News

MADAXTOOYO NEWS ayaa si hordhac ah u heshay Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Beesha Dir Saalax Axmed Jaamac ( Isaaq , Habar Yoonis ) Yusra Abraar ( Godo-Biirse) C/qaadir sh Cali Vaqdadi ( Dir , Reer Awsaciid) Sheekh Nuur ( Dir , Biimaal) Maxamed Cali Xagaa ( Ciise) C/caziiz Yuusuf (Surre) Beesha Daarod Cali Xaji ...

Read More »

Maxaa Kasoo Kordhay: magacaabista Golaha Wasiirada iyo Xaafiiska Raysal wasaaraha.

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa wali ku mashquulsan wadatashiyada ku aadan dhismaha Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo la filayo in maalmaha iyo saacadaha soo aadan lagu dhawaaqo. Inta badan Wasiirada kamidka noqonaya Xukuumada cusub ayaa la sheegay in ay diyaarsan yihiin, waxaana wali harsan wasiiro yar oo wali wadatashiyo laga leeyahay cida ku haboon ee loo magacaabi karo. Wasiirada cusub ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku amray saraakiisha ciidanka in ay ka jawaabaan dilalka ka dhaca Muqdisho.

Muqdisho-Kulan degdeg ah oo u dhexeeyey  madaxweyne Farmaajo iyo madaxada laamaha amaanka ayaa ku saabsanaa nabadgelyada caasimadda. Kulanka oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliyayaasha Ciidamada Booliska, Nabad Sugida, Milatariga, Abaanduulaha XDS, iyo taliyayaasha Booliska iyo Nabad Sugida Gobolka Banaadir. Madaxweyne Farmaajo oo dalbaday kulankan ayaa Saraakiisha weydiiyay inta weerar ee Muqdisho ka ...

Read More »