BARNAAMIJYADA

Xarunta labaad ee Wasaarada Maaliyada Somalia oo xariga laga jaray (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Somalia Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliyaan Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo Safiirka Dowladda Swedan ee Soomaaliya  ayaa xariga ka jaray xarunta labaad ee Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Xaruntan oo ku burburtay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay ayaa waxaa dayactir iyo qalabeyn lagu sameeyey gacan ka geysatay Dowladda Sweden. Safiirka Swedan ayaa sheegay in ujeedada Dowladiisu ...

Read More »

SAWIRRO: Musharax Laftagareen Oo La Kulmay Talihii Hore Nisa.

Musharaxa madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somalia mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed ( laftagareen ) ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay magaalada baydhabo ku Qaabiley musharax madaxweyne taliyihii hore Ee ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Xusen Cismaan Xusen.   Labada musharax ayaa ka wada hadlay hanaanka doorashada koonfur galbeed iyo wax kaga aadan labada musharax waxaana ay qiyaas ...

Read More »

Sawirro; Jubbaland Oo Weerarkii Ugu Cuslaa Maanta Ku Qaaday Dawlada Federaalka

Dawlad Gobolleedka Jubbaland ayaa waxa maanta kulan Xasaasi Ah ku yeesheen Saraakiisha Ciidamada Amniga iyo Wasaarada Amniga Maamulkaasi. Waxa laga Hadlay ayaa Aheyd mid si weyn loogu lafa guray Amniga iyo sidii looga shaqeyn lahaa. Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo Khudbad Kulul ujeedinayey Saraakiisha Ciidanka waxa uu Weerar Afka ah Ku Qaaday Dawlada Federaalka Soomaaliya. Waxa uu ...

Read More »

Gudiga Doorashada Koonfur Galbeed Oo Maanta Shaaciyey Sida Ay Shaqadooda Noqon Doonto

Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo Kulan ku Yeeshay Gudiga Doorashada,iyagoo soo bandhigay sida ay Shaqada noqon doonto. Jadwalka Doorashada ayaa waxa uu yahay mid ay soo dhaweeyeen badankood Murashaxiinta,islamarkaana ku tilmaameen mid lagu farxo. Gudoomiyaha Baarlamaanka K/Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa dhawaan soo magacaabay gudigaan. Doorashada dhaceysa 17 November ayaa lagu wadaa in Baydhabo ka qabsoonto.

Read More »

SAWIRRO:Musharaxa Shacab Ka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Lafta-Gareen Oo Ku Dhawaaqay Musharaxnimadiisa.

Xaflada Ku Dhawaaqista musharaxa Madaxweynaha koonfur Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Laftagareen ) ayaa maanta ka dhacay magaalada baydhabo xarunta Gobolka Bay. Munaasabada waxaa kasoo qeyb galay qaar ka mid ah golaha wasiirada Dowlada federalka somalia uu hor kacayo wasiirka difaaca dalka xildhibaan xasan ali (Amar-danbe), Sidoo kale Qaar Kamid ah Xildhibaanada Baarlamaan ka Dowlada Soomaaliya. Wasiirka Difaaca Qaranka Ayaa ...

Read More »

Musharax Lafta-gareen Oo La Kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Musharaxa madaxweynaha koonfur Galbeed somalia Mudane C/casiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen) ayaa maanta la kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka Goonfur Galbeed Mudane Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa Maye. Gudoomiyaha Baarlamaanka Kgs ayaa soo dhaweeyey musharaxnimada madaxweynaha Wuxuuna sheegay in loo baahan yahay isbedel deg deg ah Dhanka kale wuxuu la kulmay 2da Gudoomiye Xigeenada Baarlamaanka Kgs. xildhibaanada koonfur galbeed ayaa soo dhawaynaya musharax ...

Read More »

SAWIRRO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Dalka Ayaa Soo Bandhigtay Qabyo Qoralka Sharciga Doorasha 2020-ka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa maanta usoo bandhigtay Xisbiyada Siyaasadda Dalka Qabyo Qoraalka Sharciga Doorashoooyinka ayadoo oo ay mudo dheer ka soo wada shaqeynayaan dhaamaan hay’adaha ay quseyso iyo waaaradda. Shirkan oo uu daahfuray Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ayaa ujeed kiisu ahaa sidoo loo gala tashan lahaa xisbiyada dalka sharciga doorashoyinka oo la ...

Read More »