BARNAAMIJYADA

Xasan Sheekh Maxamuud oo kasoo Horjeestay Qorshaha Mahad Salaad & Xildhibaanada kale ee Damu-Jadiid

Madaxweynihii Hore Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu qadka Taleefanka kula soo hadlay inta badan xildhibaannada ugu cad cad ururka Damuljadiid oo ay iskala tirsan yihiin. Xasan oo maalmahan dambe aad ula socday waxyaabaha ka socda Muqdisho iyo doodaha xildhibaannada Damuljadiid iyo sidey dowladda u mucaaradeen ayaa hadda wuxuu faray Hal arrin oo  kaliya. Wuxuu ka dalbaday in dowladda aan ...

Read More »

Xildhibaan Fiqi oo uga digay Madaxda dalka inay Dano gaara u adeegsadaan Ciidamada Nabad sugida

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu ka digay in Hay’adda Nabad Suggida Soomaaliya loo adeegsado dano shaqsiyadeed. Fiqi wuxuu sheegay magaca wanaagsan ee Hay’adda NISA inay muhiim tahay sharaftiisa in la ilaaliyo, islamarkaana aanan laga dhigin ciidanka NISA, kuwa shaqsiyaad dowladda ka tirsan u adeega. “Sumcad, magac wanaagsan & mas’uuliyad ayey hey’adani umaddu ku baratay, ...

Read More »

Maxamed Bin Salman ma jebin doonaa heshiiska 250; Sano jirka ah

Boqortooyada Sucuudi Carabiya waxaa ay hadda ku jirtaa isbeddel dar dark u socda oo Siyaasadda iyo Bulshada ah ah,waxaana boqortooyadda hadda saran tahay waddada qunyarsocodnimada,waxaana uu dhaxal sugaha doonayaa in uu dunida la hortago Sucuudiga oo ka madaxbanaan xagjirnimada. Waxaa loo arkaa in uu yahay maskaxda ka dambeysa isbeddelka dhinaca istiraatiijuyadda ah ee hadda ka socda Sucuudiga,kaas oo lagu lagu ...

Read More »

Akhriso: Sheekh Xasan Daahir oo farriin Culus u diray Siyaasiyiinta Mucaaradka ah iyo Madaxda Sare ee DF…

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mida hoggaamiyeyaasha Xisbul islaam iyo Alshabaab oo xabsi guri ugu jira dowladda Federalka ayaa soo saaray muuqaal video kale oo uu uga hadlayo xaaladda dalka.   Sheekh Xasan Daahir ayaa muuqaalka uu soo duubay farriin ugu diray kooxaha mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya, isagoo ugu baaqay inay ka fogaadaan inay qabiil u adeegsadaan siyaasadda, ...

Read More »

Hagaamiye Al shabaab ah & Ciidamadiisa oo Goordhow la Xasuuqay

  Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa howlgala military oo ka dhan ah maleeshiyada Alshabaab oo ka dhacay Gobolka Shabeelada Dhexe,kaasi oo Alshabaab uu khasaare ka soo gaaray. Howlgalka ayaa yimid markii maleeshiyada Shabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisin ay ciidamada Dowladda ku leeyihiin deegaanka Haan Sheekh oo khayaas ahaantii 7 KM dhanka Waqooyi kaga aadan degmada ...

Read More »

Madaxda Dalka oo ku Heshiiyay in aan la Magacaabin Taliyaha nabad sugida, Ogow Sababta?

adaxda dalka u magacaabi la’yihiin Taliyeyaasha Nabad Sugida iyo Booliska Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa ku heshiiyay in aan la magacaabin Taliyaha nabad sugida ka dib markii Madaxda dalka ay qirteen in laga yaabo in loo adeegsado fashil siyaasadeed oo dowlada lagu ridi karo ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigey dhismaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa Saaka dhagax dhigay Dugsiga hoose dhexe Xaawo Taako ee Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir.   Dugsiga hoose dhexe ee Xaawo Taako oo ah dugsi qadiimi ah oo soo jiray tan iyo Xukuumaddii Daakhiliga aheyd, ayaa markii ugu dambeeysay loo bixiyay Halyeeyaddii Xaawo Taako, kaasi oo ahaa markaasi dugsi hoose ...

Read More »

Farmaajo oo Goordhow Muqdisho ka Duulaya & Madaxda Wehlineysa.

Madaxweynaha Jmhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow la filayaa in uu u ambabaxo Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu ka qeybgeli doono munaasabad loogu dabeeldegayo Afar Sano guuradii ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Puntland oo ku beegan 8 Bishaan ee Janaayo. Socdaalka Madaxweyne Farmajo ayaa waxa ku wehlin doona maanta Xubno ka ...

Read More »

SAWIRRO: Wasiirka cusub ee Arimaha Dibada Ma Furi doonaa Xaaska Ajnabiga ah ee la sheegay inuu qabo

Shacabka Soomaaliyeed ayaa Baraha Bulshada si weyn ugu hadal haya sawiro hore looga qaaday wasiirka cusub ee arimaha dibada Axmed Ciise Cawad. Wasiirka ayaa waxaa sawirka kula jira Haweeney Ajnabi ah, taasoo la sheegay inuu qabo, waxaana arintan si weyn kaga faa’iideysanaya mucaaradka Ra’iisul wasaare Kheyre oo fashil ku tilmaamaya in talada qaranka qeyb uu ka noqdo nin qaba haweeney ...

Read More »