BARNAAMIJYADA

Maamulka Hirshabelle oo Baaq Nabadeed u direy beelaha ku dagaalamaya gobolka Sool

Madaxweynaha Dowlad Goboleed Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu baaqay beelaha Soomaaliyeed ee dagaaladu ku dhex marayaan deegaano ka tirsan gobolka Sool inay dagaalada joojiyaan oo ay khilaafkooda wadahadal ku dhamaystaan. Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha  Hirshabelle ayaa ku tilmaamay nasiib darro in dadka Soomaaliyeed  ay weli is dilayaan laga soo bilaabo sanadkii 1988dii oo laga joogo muddo soddon sano. ...

Read More »

Wiil Soomaaliyeed oo arragga naafo ka ah kuna hadli kara seddex luqadood!

Dalmar waa wiil dhallinyaro ah oo ku jira da’da labaatameeyada,waxa uu ku dhashay oo uu hadda ku nool yahay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka,waa qof arragga naafo ka ah oo aan waxba arki karin,waxa uu arragga beelay isaga oo ay da’diisu tahay seddex jir,waxaana sababay cudurka Jadeecada. Dalmar waxa uu ku hadli karaa luuqadda hooyo ee Soomaaliga,Sawaaxili iyo English. Markii ...

Read More »

Askari dhaawacay Taliyihiisa oo Xukun adag lagu lagu riday

Maxakmadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka Sida ayaa xukun adag ku riday askari lagu helay dambi ah in uu dhaawacay taliyihiisa kadib markii uu muran dhax maray. Dable Axmed Cali Cawaale ayaa waxaa uu dhaawacay Taliye Yuusuf Daahir Cali kadib muran ka dhashay badal uu askariga ku sameeyay, waxaana dhaawaca askarigan u geestay taliyihiisa sababay in mid kamid ah lugihiisa ...

Read More »

Boqorka & dhaxal sugaha Sacuudiga oo qaabilay ehelada Jamal Khashoqgi (Daawo Sawirro)

Boqorka Sacuudiga Salman bin C/casiis iyo dhaxal sugaha dalkaas Maxamed bin Salman ayaa qasriga boqortooyada dalkaas ku qaabilay wiil uu dhalay iyo nin la dhashay suxufigii Jamal Khashoqgi ee lagu dilay qunsuliyada sacuudiga ee magaalada Istanbul. Arrintan ayaa ka danbeysay markii ay tacsi u direen qoyska Saxafiga oo ay dileen Sirdoonka Sacuudiga oo ku dhex dilay 2-dii bishan Oktoobar Qunsuliyadda ...

Read More »

Madaxweyne Erdogan oo ka shifay sir ku aadan Dilkii Wariye Jamal Khashoggi

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa ka hadlay dilka Saraakiil katirsan Sirdoonka Sacuudiga magaalada Istanbuul ugu geesteen Wariye Jamal Khashoggi oo mucaarad ku ahaa Boqortooyada talada Sacuudiga heysa. Erdogan ayaa sheegay in dilka Wariye Jamal Khashoggi lasii qorsheeyay kahor inta aan la dilin , waxa uuna cadeeyay in Wariyaha 2-dii bishan lagu dhax dilay gudaha Qunsuliyada Sacuudiga ee Istanbuul. ...

Read More »

R/wasaare Kheyre Oo Amar Siiyey Wasiirka Difaaca Xasan Amar Dambe Si Uu Ula Xisaabtamo….

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta saraakiisha ciidanka xoogga dalka kula hadlay xarunta wasaaradda difaaca dalka iyo taliska ciidanka xoogga, ayaa amar ku bixiyay in la dardar geliyo qorshaha dib-u-dhiska ciidanka iyo dib-u-xoreynta deegaannada ay dalka uga suganyihiin calooshood u shaqeestayaasha, arxanlaawayaasha, diin-laawayaasha ah ee gumaada caruuta iyo hooyooyinka Soomaaliyeed. Ra’iisul wasaaraha ayaa ku ...

Read More »

Cabdicasiis Lafta-gareen Musharax Madaxweynaha Koonfur Galbeed Ayaa La Kulmay Odayaasha Dhaqanka 3-da Gobol.

Musharaxa madaxweynaha koonfur Galbeed somalia Mudane C/casiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen) ayaa maanta la kulmay Odeyaasha dhaqanka Deegaanka 3 Gobol ee KGS   Odeyaasha Dhaqanka kaso jeedo deegaanka Koonfur galbeed somalia ayaa soo dhaweeyey  In isbedel ka Dhaco Deegaanka Koonfur galbeed Waxay musharaxa madaxweynaha ka cod sadeen iney isbedel rabaan waxayna Si Diiran Usoo dhaweeyeen inuu u tartamo xilka ...

Read More »

SAWIRRO: Garabka Haweenka Ee Xisbiga Dadka ayaa kulan muqdisho ku Yeeshay .

Garabka Haweenka Ee Xisbiga Dadka ayaa kulan muqdisho ku Yeeshay kulankan ay ku Yeesheen Xarunta Xisbiga Dadka Ee muqdisho Ee Garabka Haweenka Ee Xisbiga Dadka Soomaaliyeed ayaa Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbigaasi Marwo Faadumo Yuusuf Waxaana Looga Hadlay Sidii Garabka Haweenka ay ugu qeyb-qaadan lahaayeen Diyaar garowga Xisbiga uu ugu Jiri Doorashada la Filayo Somaliya in ay ...

Read More »

Tababar Ku Saabsan Habka Cilmi Baarista Oo Lagu Qabanayo

Machadka SIPAM waxa uu bixinayaa tababar lacag la’aan ah (free) labo maalmood ah (13 & 20 Sep) kaas oo lagu baranayo qaababka cilmi baarista loo sameeyo. Diiwaan gelinta waa ay socotaa. Haddaba si aad isu diiwaan geliso fadlan foomkan soo buuxi. Tababarka waxaa uu ka dhacayaa xarunta SIMAD ee Gahayr. Saacada 3 – 6 pm galabnimo. Buuxi foomkaan hoose https://goo.gl/forms/TxDo5FDHvzJdy8Rh2 ...

Read More »

SAWIRRO: Xisbiga Dadka Somaliyed Ayaa Ansixiyay Golaha Fulinta Xisbiga

kulan ay muqdisho ku yeesheen madaxda ugu saraysa xisbiga dadka soomaaliyeed ayaa waxaa ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen xubno ka mid noqonaya golaha fulinta xisbiga dadka soomaaliyeed. xisbigaan ayaa waxaa ku midaysan aqoon yahano, dhalinyaro, haween iyo dad iskugu jira bulshada noocyadeeda kala duwan. gudoomiyaha xisbiga dadka Prof: Saciid ciise maxamuud ayaana shir gudoominayay shirkaan waxaana ka soo qayb ...

Read More »