BARNAAMIJYADA

Madaxweynaha Khaatumo Oo Argagixiso Ku Tilmaamay Somaliland

-Cabdalla Maxamuud Heybe Cagalule Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State ayaa sheegay in dhibaatada ugu badan ee dalka ka jirta ay weli ka taagan tahay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool arrimahaasna ay Masuul ka yihiin Maamulka Soomaaliland. Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Satate ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka codsaday in lagu gacansiiyo sidii la isaga dulqaadi lahaa dhibaatooyinka Soomaaliland ay ka wadaan deegaanka Tukaraq ...

Read More »

MD Farmaajo oo ka war helay in Shabaab & Daacish sameysteen Odayaal dhaqameed u gaar ah kana digay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in Maanta dalka uu ku jiro xilligii la raadin lahaa xurnimo si looga hortago Al-Shabaab iyo Daacish,oo uu sheegay in ay dhibaato ku hayaan dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo Khudbadii uu ka jeediyey banaanbixii munaasabada 1-da luulyo ee Banaadir Stadium uga hadlay arrimaha amniga,siyaasada,iyo halgankii loo soo maray ka xureyntii dalkan gumeystihii Talyaaniga iyo ...

Read More »

Xildhibaano Gedo Ka Soo Jeeda Kana Tirsan Dowlada Somaliya Oo Dhibaato Kala Kulmay Ciidamada Keynya.

Xildhibaan Cabdi Cali Xasan iyo xildhibaano kale oo ka tirsan Baarlamaanka Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa dhawaan waxay booqasho ku tageen deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Xildhibaanada oo u kuur galayay xaalada dhabta ah ee ka jirta deegaanada gobolka Gedo oo dhawaan ay qeybo ka mid ah ku dhufteen Abaaro iyo fatahaado, islamarkaana xaalado adag ay ka jirto ayaa waxay dhibaatooyin ...

Read More »

Puntland oo soo bandhigay Ciidamo Cusub oo ku biiraya Dagaalka Tukaraq + Sawirro

Weli waxa xiisado dagaal ay ka taagan yihiin deegaanka tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo ay isku hor-fadhiyaan Ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland,horayna dhowr mar u wada dagaalamay. Deegaanka tukaraq ee gobolka sool ayaa Wasiiro ka tirsan Puntland waxa ay ku soo bandhigeen ciidamo aad u farabadan oo ay sheegeen in ay ka qeyb qaadan doonaan dagaal gobolka sool looga ...

Read More »

Sarkaal Alshabaab ka soo goostay oo la soo bandhigay (Magaca)

Saraakiisha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa deegaanka Baar-sanguuni oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ku soo bandhigay sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab. Ninkan ka soo goostay Shabaab oo uu la socday dagaalame Shabaab ka tirsan ayaa waxaa lagu magacaabaa Cali Cabdullaahi Sadiiq. Saraakiisha xoogga dalka ayaa sheegay ninkan inuu ahaa sarkaalkii Shabaab u qaabilsanaa deegaanka Xaaji Muuse oo ...

Read More »

Daawo:Maxamed Xuseen Caddow oo ugu baaqay shacabka jubbaland in ay iska dulqaadaan Maamulka fadhiidka ah ee Axmed madoobe.

Iyadoo dhawaan Golaha badbaadinta jubbaland looga dhawaaqay magaalada London ee wadanka Ingiriiaka ayaa waxaa golahaas Gudoomiye looga dhigay Maxamed xuseen Caddow oo ah siyaasiyi kasoo jeeda Deegaanada Jubbaland. Wareysi uu siiyay warbaahinta Gudaha ayuu ku faafaahiyay u jeedka ay udhiseen golahani wuxuuna ku sheegay in sababtu ay tahay laba arimood oo kaliya kuwaa oo kala ah 1. Xaqiijinta Nabad kuwada ...

Read More »

War-saxafadeed ka soo baxay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Soomaaliya

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Soomaaliya, iyadoo ka ambaqaadaysa heshiiskii taariikhiga ahaa ee lagu gaaray Magaaladda Baydhaba ee Xarunta KMG ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuna saabsanaa Lahaanshaha, Maamulka iyo Wadaagga Kheyraatka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliyeed taariikhdu markay ahayd 5tii Juun 2018 ayeey soo saartay Wasaaraddu Warsaxaafadeedkan hoose ku Qoran :- Waxaa sharaf u ah Wasaaradda in ay ...

Read More »

SAWIRRO: Maqnaanshaha Eng Yariisow Oo Aan Laga Tabin Gobolka Banaadir

Ku Simaha Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka & Maaliyada, Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlayey Qorshaha Horumarinta Caasimada Muqdisho oo maanta lagu qabtay xarunta dowladda Hoose ee Muqdisho. Kulanka waxaa kasoo qeyb galay agaasimayaasha Waaxyaha, Gudoomiyaasha Degmooyinka iyo qaar kamid ah Gudoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir. Intuu uu socday kulanka ayaa kusimaha gudoomiyuhu ...

Read More »

Sir: Sida Loo Qeybsaday Kheyraadka Shidaalka Somaliya AKHRISO.

Shirkii amaanka ee ka socday magaalada baydhabo ee xarunta ku meel gaarka maamul goboleedka koonfur galbeed ayaa lagu falanqeeyay arrimo badan oo ay ka mid tahay doorashada somaliya ka dhacaysa 2020 ka. sidoo kale waxaa looga hadlay shirka kheyraadka dabiiciga ah hadii somaliya laga soo saaro sida loo qaybsanayo xog hoose oo ay heshay Madaxtooyo News Ayaa ah In la ...

Read More »