Wararka

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha XFS oo Daahfurtay Mashruuca Ololaha Talaalka Ariga

Munaasabadan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa lagu daah furay Mashruuca Ololaha Talaalka Ariga ee Cudurada Jadeecada iyo furuqa si looga hortago Xanuunada ay sababaan, kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa, Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Madax ka socotay Ha’yadda FAO, Dhaqaatiir, Aqoonyahno iyo Qeybaha kala duwan ee ...

Read More »

Somalida Swizerland oo soo food-saartay cabsi xoogan

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Swizerland ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi xoogan oo ay ka qabaan in dalkooda hooyo dib loogu soo celiyo ka dib markii dowladda Swizerland ay shaaciyeen in ay dib u eegis ku sameyn doonaan soo gelooti badan haba ugu badnaadaan Soomaalida iyo Ereterianka. Saraakiil u hadlay laanta socdaalka ee Dalkaasi ayaa warbaahinta la wadaagay in ...

Read More »

Musharixiinta isbadal doonka Maamulka KGS oo la kulmay sii haayaha Madaxweynaha Maamulkaasi

Musharaxiinta la baxay isbadal doonka ee u tartamaya xilka madaxtinimo ee maamulka Koonfur Galbeed Saoomaaliya ayaa xalay waxa ay kulmayo la qaateyn sii hayaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna gudoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi C/qaadir Shariif Sheekunaa Maye. Musharaxiinta isbedel doonka ah waa musharixiinta aysan kamid ahayn shakhsiyaadka loo xaglinayo in ay taageereyso dowladda Soomaaliya waxaana kulanka looga wada hadlay sida ugu haboon ...

Read More »

Sawirro: Xisbiga Oo Bilaabay In Uu Diyaar Garoobo Doorashada 2020 ka.

kulan muqdisho ay ku Yeesheen Masuuliyiinta Xisbiga Dadka Somaliyeed ayay laga hadleen dib-u-habeynta Golayaasha Xisbigaas kulankan oo ay isugu yimaadeen Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Dadka Somaliyeed. ‘Garabka Haween,garabka dhalinyada iyo Masuuliyiin ka tirsan Gudiga Fulinta xisbigaaas ayaa looga hadlay sidii loo dar-dargalin lahaa Howlaha Horyaala oo ay ka mid yihiin diyaar garoowga doorashada la filayo in dalk ay ka ...

Read More »

Isbitaalka Kalkaal ayaa soo Gababageeyeen Qaliimo Casri ah.

Cisbitaalkaan Ayaa Ku Yaal Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya Ayaa Waxaa Uu Sameeyay Qaliimo Casri Ah Oo Aan Horey Dalka Oo Dhan Looga Samayn Loona Aadi Jiray Wadanka Dibadiisa. Kalkaal Ayaa Hada Sameeyay Qaliimada Kala Gooysyada Ama Jilmabaha Qaliinkaan Ayaa Ah Mid Ay Ka Faa”Iidaysteen Dad Weyne Soomaaliyeed Oo Kala Yimid Dalka Gudihiisa Gaar Ahaan Gobolada Dalka Waxaana Ay Sheegeen ...

Read More »

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Biixi & danjire Nicholas Haysom? (Daawo Sawirro)

Wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Haysom ayaa gaaray magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland. Mr. Haysom ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyagoo ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin xiriirka ay Somaliland la leedahay Soomaaliya, xoojinta wada shaqeynta Somaliland iyo QM iyo arrimo kale. Sidoo kale Kulanka labada dhinac dhexmaray ayaa waxa looga ...

Read More »

Golaha Aqalka Sare Oo War Culus Kasoo Saaray Doorashada Koonfur Galbeed Iyagoo…

Golaha Aqalka Sare Ee Dalka ayaa waxay kulan ku yeesheen Maanta Magaalada Muqdisho iyagoo Arimo kala duwan kulankooda uga hadlay. Gudiyada Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa waxa ay ka digeen fara gelin lagu sameeyo Doorashadaas. Kulanka ayaa saacado qaatay iyadoo laga hadlay Arimaha Doorashooyinka Maamul Gobolleedyada ka dhacaya. Si gaar ah doorashada ugu soo horeysa ayaa la sheegay ee ka ...

Read More »

AKHRISO: Cisbitaalka Kalkaal Ayaa Fulinaya Qaliino Dalka Ku Cusub

War Qoraal Ah Oo ka Soo Baxay Cisbitaal ka Kalkaal Foundation Ayaa lagu sheegay Lagu Fulinayo Qaliimaad Ka Duwan Oo ay bulshadu baahiyo badan u qabtay. Waxa dhamaan  bulshada Somaliyeed  la ogeysiinayaa  in Kalkaal  Hospital Foundation  uu fulin doono  Ololahii Qaliinka Faruuranka (Cleft Lip) iyo Qaliinka Dhabxanaga Dilaacsan(Cleft Palate) waxaana Taabagalinaya  Si lacag La’aana ah Hay’ada Khayriga ah ee KALKAAL ...

Read More »

R/wasaare Kheyre Oo Maanta Daah furay Shir Sanadeedka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Arimaha…

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay kulan sannadeedka golaha wasiirada ee dar-dar gelinta qorshayaasha qaranka oo looga tashanayo geedi socodka qorshe howleedka mudnaanta iyo hor-tebinta leh ee xukuumaddu fulinayso sannadka 2019. Shirka oo loo qorsheeyay in uu socdo maanta iyo berri ayaa maanta dib loogu eegayay qorshooyinkii wasaaradaha ee sannadka dhammaadka ah, si loo ...

Read More »

Diyaarad Gaar Ah Oo Nicholas Haysom Si Lama filaan Ah Uga Dejisey Hargeysa & Sirta Oo La Helay

Diyaarad gaar oo ay leedahay Qaramada Midoobeey ayaa waxay ka dejisey Magaalada Hargeysa Wakiilka Gaarka ah Ee Jamciyada Qurumaha ka dhaxeysa Uqaabilsan Arimaha Soomaaliya. Waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey Nicholas Haysom Garoonka diyaaradaha Hargeysa,kadibna ay kulan wada qaateen Madaxweyne Biixi. Warar ayaa sheegaya in Saacad kabadan uu kulankooda socday lagana wada hadlay Arimaha Soomaaliya,xiriirka dawlada dhexe,sii wadida wada hadalka ...

Read More »