Wararka

Soomaaliya Oo Markii ugu Horeysay Ciyaartoy u dirtay Koobka Adduunka.

Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa 3 ciyaartooy u direy dalka Ruushka, halkaas oo ay u daawasho tagayaan ciyaaraha, islamarkaasna qeyb ka noqonayaan ciyaartooy badan oo adduunka laga kala keenayo. Guddoomiyaha xiriirka Cabdiqani Siciid ayaa sheegay in xiriirka kubbada cagta adduunka ee FIFA ay soo codsatay dhalinyarada. “Dhalinyaro ciyaartooy ah oo 3 ah ayaan dirnay, waxa ay qeyb ka yihiin barnaamij ...

Read More »

Maamulka Puntland Oo Beeniyey Inuu Heshiis La Galay Soomaaliland.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey oo la hadlay Warbaahinta ayaa beeniyay in ay Puntland heshiis xabad joojin ah la gashay maamulka Soomaaliland. Mr Camey ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwa been abuur ah oo lagu baahiyay baraha Internet-ka, sida uu hadalka u dhigay. Waxaana uu hoosta ka xariiqay in Puntland aysan heshiis la geli doonin ...

Read More »

Shil Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

Inta la xaqiijiyay illaa iyo 15 qof ayaa ku dhaawacantay kadib shil gaari oo maanta ka dhacay deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibaarhim ee duleedka magaalada Muqdisho Shilkan ayaa yimid, kadib markii uu rogmaday gaari BL ah o marayay halka loo yaqaano kala wareega ee deegaankaasi. Dhammaan dadkii ku dhaawacmay shilkaasi ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada ...

Read More »

SAWIRRO:- Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqday xarunta isgaarsiinta iyo Dekadda Jabuuti.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan joogay Jabuuti ayaa booqday xarunta isgaarsiinta dalkaas iyo Dekadda Dooraale. Wasiirka Warfaafinta iyo isgaarsiinta Jabuuti, Mudane Cabdi Youssouf Sougueh iyo masuuliyiin kale ayaa wafdiga Ra’iisul Wasaare Khayre geeyay xarunta Isgaarsiinta iyo Dekadda Dooraale waxa uuna Ra’iisul Wasaare Khayre ku bogaadiyay reer Jabuuti iskutashiga ballaaran ee ...

Read More »

AKHRISO:- Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Gobolka Bakool.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay fiidkii ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen Degmada Waajid ee gobolka Bakool, waxayna halkaasi kula dagaalameen Ciidanka dowladda iyo Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah kuwa AMISOM. Shabaabka ayaa laba jiho ka weeraray Degmada Waajid, iyadoo ay beegsadeen xeryaha labada ciidan, waxaana halkaasi ku dhexmaray dagaalka hubka waa weyn la’isku adeegsaday. Dadka ...

Read More »

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay meydadka rag ka tirsan Shabaab.

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degaanka Ceel-ure oo ka tirsan degmada Waajid ee gobolka Bakool, kana mid ah degaanadii xalay laga soo weeraray degmada Waajid ayaa saakay ciidanka ammaanka oo hawlgal ka wada waxa ay ku soo bandhigeen meydadka Lix nin oo saraakiishu ay sheegeen in lagu dilay dagaalkii xalay dhacay. Guddoomiyaha degmada Waajid C/laahi Aadan ayaa waxa ...

Read More »

Wiil Soomaaliyeed oo ku guuleystay tartanka Qur’aan aqriska Dunida Islaamka.

Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalooyinka mataanaha Minneapolis st paul International Airport lagu soo dhaweeyey Axmed Burhaan Maxamed oo ah wiil Soomaali Amerikaan ah isla markaasna in ka badan Boqol Dal oo caalamka kaga guulaystay tartan Qur’aanka kariimka, kaas  sannadkasta lagu qabto Dalka isutagga Imaadaraadka carabta.isagoo matalayay Dallka Mareykanka. Waxaa Gegida Diyaaradaha ee Minneapolis kusoo dhaweeyay Boqolaal ka mid ah Jaaliyadda ...

Read More »

SAWIRRO:- Khayre oo booqday Qaxootiga Soomaaliyeed Ee ku nool dalka Jabuuti.

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdiga uu hogaaminayo ee ku sugan Jabuuti ayaa booqday degmadda Cali-cadde oo ka tirsan gobolka Cali Sabiix ee dalka Jabuuti, halkaas oo ay ku nool yihiin Qaxooti Soomaaliyeed oo ka barakacay colaadihii dalka ragaadiyay. Ra’iisul Wasaare Khayre iyo wafdigiisa ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay deegaanka ay ku ...

Read More »

War-saxafadeed ka soo baxay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Soomaaliya

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Soomaaliya, iyadoo ka ambaqaadaysa heshiiskii taariikhiga ahaa ee lagu gaaray Magaaladda Baydhaba ee Xarunta KMG ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuna saabsanaa Lahaanshaha, Maamulka iyo Wadaagga Kheyraatka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliyeed taariikhdu markay ahayd 5tii Juun 2018 ayeey soo saartay Wasaaraddu Warsaxaafadeedkan hoose ku Qoran :- Waxaa sharaf u ah Wasaaradda in ay ...

Read More »

DEGDEG:- Qarax Khasaara Geystay Oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho.

Wararka naga soo gaaraya Degmadda Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in qarax khasaaro geystay uu goor dhow ka dhacay gudaha degmada Yaaqshiid ee Magaaladda Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay nuuciisu inuu ahaa miinada dhulka lagu aaso, waxaana lala eegtay gaari uu la socday guddoomiye waaxeed ka tirsan maamulka degmadaasi, kaas oo lagu magacaabayay Cali Cabdi Geedi Fara Yare. Goobjoogayaal ...

Read More »