Wararka

Madaxweyne Cagjar Oo Hal Arin Kaga Fiicnaaday Madaxda Maamul Gobolleedyada Dalka

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mustaf Maxamed Cumar ayaa waxa uu kaga fiicnaaday Madaxda Soomaalida Hal Arin oo sida dayax 15 jooga oo kale u muuqda. Cagjar waxa uu sheegay inuu ka xumaaday Dadka Walaalaha ah ee isku laayey dhawaan Deegaanka Dhumay Ee Gobolka Sool. Waxay Cambaareynta iyo Damqashada kala simnaayeen Farmaajo iyo madaxda Dawlad Gobolleedyada Dalka ka jira. Balse waxa ...

Read More »

WAR CUSUB: Sheekh Max’ed Shaakir & Madaxweyne Xaaf Oo Wadajir U Aaday Magaalada…

Waxaa Maanta Lagu wadaa inay Gaalkacyo gaaraan Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf. Waxa Wafdigaan qeyb ka ah Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan,wasiiro iyo Xildhibaano fadhigoodu yahay Dhuuso mareeb. Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxda Galmudug Qeybtooda fadhida Dhuuso mareeb ay Gaalkacyo kula kulmi doonaan Wakiilka QM Uqaabilsan Arimaha Soomaaliya. ...

Read More »

Yaa Ka Dambeeyey In Gudoomiye Cusub Loo Magacaabo Deg,Howlwadaag?+Mas’uul Caan Ah

Waxaa uu C/kiriin Cali kaar Xilka Gudoomiyaha Degmada Howlwadaag noqday 23-kii Bishii May Sanadkii hore 2017-kii iyadoo Sanad iyo shan bil uu xilkaan ku magacaabnaa. Maanta ayaa xilka laga xayuubiyey markii wareegto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiye yariisoow kaas oo gudoomiye cusub lagu magacaabay. Degmada H/wadaag ayaa ka mid ah Meelaha ugu muhiimsan Ee Loo baratamo qabashadeeda,maadaama Suuqa Bakaaraha uu hoostago ...

Read More »

SAWIRRO:Masharaxiinta Koonfur Galbeed Oo Kulan Yeeshay

Musharax madaxweynaha Koonfur galbeed somalia Cabdicasiis xasan Maxamed ( Laftagareen ) ayaa maanta ka qayb galay kulan ay isugu imaanayeen dhamaan Musharixiinta u tartamaya madaxtinimada maamulka KGS Kulanka ayaa ka dhacay xarunta Unsom ee magaalada baydhabo Waxaana Shirkaan Goobjoog Ahaa inta badan musharaxiinta Madaxtinimada Koonfur Galbeed.   Cabdicasiis Laftagareen iyo Musharaxiinta ayaa ka wada hadlay isbadal ka lagu samayn karo ...

Read More »

SAWIRRO: Madaxweynaha Mustaqbal Koonfur Galbeed Oo La Kulmay Wasiiro iyo Xildhibaano KGS.

Musharax Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa Kulan La Qaatay Qaar ka mid golaha Wasiirada dowlad goboleedka koonfur galbeed iyo waliba xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka. musharaxa ayaa musuuliyiintaan ka dhagaysatay talooyinka dhismaha iyo horumarinta dowlada goboleedka koonfur galbeed, Waxaana dhamaan masuuliintii ka soo qayb gashay kulankaasi ay isla qireen in cabdicasiis lafta gareen uu yahay ...

Read More »

Madaxweyne Erdogan oo Su’aal culus hor dhigay xeer Ilaaliyaha dowlada Sacuudiga

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka dalbaday dacwad oogaha guud ee Sacuudiga inuu baaritaan ku sameeyo ciddii bixisay amarka lagu dilo weriye Jamal Kaashogji. Erdogan wuxuu sheegay in dacwad oogaha Sucuudiga laga doonayo inuu shaaca ka qaado ciddii soo dirtay 15-ka qof ee lagu tuhunsan yahay inay Jamal Khashogji ku dileen gudaha qunsuliyadda Sucuudiga uu ku leeyahay Istanbul. Hadalka ...

Read More »

Xarunta labaad ee Wasaarada Maaliyada Somalia oo xariga laga jaray (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Somalia Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliyaan Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo Safiirka Dowladda Swedan ee Soomaaliya  ayaa xariga ka jaray xarunta labaad ee Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Xaruntan oo ku burburtay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay ayaa waxaa dayactir iyo qalabeyn lagu sameeyey gacan ka geysatay Dowladda Sweden. Safiirka Swedan ayaa sheegay in ujeedada Dowladiisu ...

Read More »

SAWIRRO: Musharax Laftagareen Oo La Kulmay Talihii Hore Nisa.

Musharaxa madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somalia mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed ( laftagareen ) ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay magaalada baydhabo ku Qaabiley musharax madaxweyne taliyihii hore Ee ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Xusen Cismaan Xusen.   Labada musharax ayaa ka wada hadlay hanaanka doorashada koonfur galbeed iyo wax kaga aadan labada musharax waxaana ay qiyaas ...

Read More »

Sawirro; Jubbaland Oo Weerarkii Ugu Cuslaa Maanta Ku Qaaday Dawlada Federaalka

Dawlad Gobolleedka Jubbaland ayaa waxa maanta kulan Xasaasi Ah ku yeesheen Saraakiisha Ciidamada Amniga iyo Wasaarada Amniga Maamulkaasi. Waxa laga Hadlay ayaa Aheyd mid si weyn loogu lafa guray Amniga iyo sidii looga shaqeyn lahaa. Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo Khudbad Kulul ujeedinayey Saraakiisha Ciidanka waxa uu Weerar Afka ah Ku Qaaday Dawlada Federaalka Soomaaliya. Waxa uu ...

Read More »