WARARKA

QM oo ka digtay xiisadda u dhaxeysa Falastiin iyo Israa’iil

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan bariga dhexe ayaa si adag uga digay xaaladda nabadda ee barige dhexe. Nikolay Mladenov ayaa BBC u sheegay in xiisadda ka taagan dhulka Falastiiniyiinta ee la haysto ay sare u sii kacaysay muddooyiinkii ugu dambeeyay. Mr Mladenov ayaa waxa uu sidoo kale ka digay dagaal cusub oo dhex mara Xamas iyo Israa’iil. ...

Read More »

Dib u dhac ku yimid doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug

Sida uu qorshaha ahaa maanta ayaa la filayay inay qabsoonto doorashada guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, kadib markii lagu cadeeyay jadwal guddigu ay horey u soo saareen, balse dib u dhac ayaa ku yimid. Guddiga oo markale maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxa ay soo saareen jadwalka cusub oo la xiriira doorashada guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug. Guddiga ayaa waxa ...

Read More »

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Qarax khasaare dhaliyay ayaa waxa uu ka dhacay meel aan ka fogeyn isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho, sida ay Idaacadda Risaala u sheegeen dad goobjoogayaal ah. Qaraxan oo nuuciisa uu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa horey loogu diyaariyay bar kontorool oo ciidanka dowladda ay ku leeyihiin meel aan ka fogeyn Ex-control Afgooye. Ilo wareedyo ayaa waxa ay ...

Read More »

Wasiirka arrimaha gudaha oo Muqdisho ka furay shir wadatashi ah

Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa la tashi kala sameynaysa maamulka iyo qeybaha bulshada gobolka Banaadir diyaarinta hannaanka dib u heshiisiinta Qaranka. Shirka qeybtiisa Koowaad ee maanta furmay waxay wasaaradda la-tashi la sameynaysa madaxda iyo dadka ka shaqeeya hey’adaha dowliga ah ee gobolka Banaadir, halka maalinka berri ah wadatashiga ay la yeelan doonto  qeybaha bulshada ee ...

Read More »

Golaha Isbadal Doonka Koon Furgalbeed Oo Soo Dhaweeyey Go’aankii Wasarad Arimaha Gudaha Soomaliy

Wasarada Arimaha Gudaha Soomaaliya Ayaa Soo Saaratay War Qoraal ah Oo Ay Kaga Hadalayso Doorashooyinka Dhawanaha Ka Dhici Doona Qaar Kamid ah Maamul Gobaleedyada Dalka Wasarada ayaa Kaga Digtay Madaxada Maamul Gobaleedayada In ay Sameesataan Mudo Kororsi Ku Aadan Xil Haynta M,adxtinimo Ee Maamul Gobaleedayada Ay Hogaanka U Hayaan Iyadoona Ka Dalbatay In Doorashada ay Ku Dhacado Waqtiyada Looqabatay Warkan ...

Read More »

Xildhibaan Sacdiyo “Dhibaatada dalka ka Jirta Farmaajo ayaa Mas’uul ka ah”

  Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Khudbad ka jeedinaayay xarunta Golaha Shacabka ayaa markale dowladda ku eedeeyay in ay ku fashilantay Ammaanka, taasina ay waxyeelo badan u geysan doonto bulshadda Soomaaliyeed.   Xildhibaan Cabdicasis Cilmi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa yiri” Waxaa wax laga xishoodo ah in qaraxii weynaa ee 14 Octobar cid ...

Read More »

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Heshiis La gaaray dowladda dhexe

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in la xaliyay khilaafkii u dhaxeeyay maamulkiisa iyo dowladda dhexe ka dib shir jaraa ‘id uu hada ku qabtay Muqdisho. Waxa uu sheegay in dowladda Federaalka kala hadlay in tabashooyinka ay qabaan dowlad goboleedyada laga qanciyo,isla markaana isaga dhankiisa uu dowladda kala heshiiyey khilaafkii kala dhaxeeyey

Read More »

Turkiga oo loogu deeqay diyaaradda ugu qaalisan dunida

Recep Tayyip Erdogan Madaxweynaha Turkiga  ayaa sheegay in amiirka Qatar uu dalkiisa ugu deeqay diyaarad qiimaheedu lagu sheegay 500 milyan oo doolar. Waxaa uu sheegay in tilaabadaan ay qeyb ka tahay iskaashiga iyo horumarinta dhaqaallaha labadda dal, oo xiriirkooda wanaagsanaa bilihii lasoo dhaafay. Xildhibaanada mucaaradka Turkiga ayaa dhawaan walaac ka muujiyay in madaxweynaha uu doonayay in lacagaha dadweynaha uu u ...

Read More »

Maxay Uga Dhigantahay Shacabaka Koon Fur Galbeed Tagista Baydhabo Musharax Farkeeti ??

Malinimadii Shalay Ayeey ahayd Makii Uu Gaaray Magalada Baydhabo Murashax Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti Oo In Muda ah Ay Dhawarayeen Tagistiisa Byadhabo Shacabaka Ku Nool Deegaanada Maamulka Koon Furgalbeed Soomaaliya . C/raxmaan Nuur Fayloow   Oo Kamid ah Odiyada Dhaqanaka Maamulka Koon Furgalbeed Soomaaliya Oo Waraysi Gaar ah Siiyey Shabakada Madxtooyo News  aya Sheegay In Murshax Farkeeti Uyahay Masuul Leh Karti ...

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo Magacaabay maamul degmo

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Duceelle Geelle Xaaf ayaa Magacaabay maamulka degmada Balanbale. Warqad kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu ka jawaabaayo Cabashadda Shacabka iyo Waxgaradka kunool degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud. Madaxweynaha Xaaf ayaa xilka Gudoomiyaha degmada Balanbale u ku celiyay Jaamac Xayle Maxamed oo dhawaan uu ka qaaday xilkaasi Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.    

Read More »