WARARKA

Kulankii Xildhibaanadda Ee Su’aalo weydiinta Wasiirka Waxbarashadda oo baaqday.

Guddiga Adeega Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib ula noqday Ajendihii ay horkeyneyn lahaayeen Xildhibaanada Golaha ee Su’aallaha weydiinta Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya. Guddiga ayaa sheegay in ay u baahdeen Waqti dheeraad ah si ay u sameeyaan baris iyo xog raadin la xiriirta Cabasho guddiga kaga timid Maamulka iskuulka 20-ka December iyo arrimo kale oo la xiriira shaqada ...

Read More »

SAWIRRO:- Mashaariic Horumarineed Oo laga Hirgaliyay Degmada Warshiikh.

Mashaariicdaan Horumarineed ee laga  Hergalinayo  Degmada Warshiikh  ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa ka mid ah  Ceel Biyood oo leh biyo macaan kaasi oo ay dhagax  dhigeen Maamulka degmada Warshiikh iyo mas,uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabeele iyadoo uu taaganyahay  riiqii Ceelka qodayay iyo masharuuc degmada Warshiiq looga  sameynayo soolarka leerarka Cadceeda ku shaqeeyo oo laga  hergaliyay degmada Warshiikh  ee ...

Read More »

Pakistan Oo loo Magacaabey Ra’iisul Wasaare cusub.

Ra’isul wasaaraha xilka ka dagaya ee dalka Pakistan Shaahid Khan Cabbaasi ayaa shaaciyay in Ra’isalwasaraha ku meel gaarka ah ee dalka Pakistan loo magacaabay Naasir Ul Mulki oo horay u soo noqday Madaxa caddaaladda dalka Pakistan. Ra’isul wasaare Shahid Khan ayaa waxaa uu jeediyay Khudbad isaga oo uu garab taaganyahay hoggaamiyaha mucaaridka ah ee Pakistan, Sayid Khurshid Axmed Shaah,waxaana uu ...

Read More »

Galmudug Oo Khlilaafka ka dhexjira ku Eedeysay Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Xili uu sii kordhayo khilaafka ka dhexjira madaxda sare ee Maamulka Galmudug, ayna mas’uuliyiinta qaarkood eedeyn iyo cambaareyn hawada isku marinayaa ayaa hadana waxaa ay khilaafka ka dhexjira ku eedeynayaan Dawladda Dhexe ee soomaaliya. Sheekh maxmed Shaakir Cali Xasan  Madaxa Xukuumadda  Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa war saxaafadeed ka soo saaray go’aanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ka ...

Read More »

Cali Khaliif Galeyr iyo Waft uu Hogaaminayo Oo gaaray Magaalada Laascaanood.

Waxaa gaaray Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool Wafdi uu hoggaaminaayo Cali Khaliif Galeyr, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee Bulshadda. Waxaa uu sheegay Cali Khaliif Galeyr in uu Magaalada u tagay sidii uu kulamo kala duwan ula qaadan lahaa qeybaha kala duwan ee Bulshadda kunool gobolka Sool. Booqashadda Cali Khaliif ayaa timid xili gobolka Sool Maalmihii lasoo dhaafay ...

Read More »

Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo Sharci darro ku tilmaamay Xilka qaadistii Guddoomiye Iidle.

Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka ayaa si weyn uga hor-yimid magacaabidii iyo xil ka qaadistii uu Madaxweyne Farmaajo ku sameeyay xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka. Xildhibaanka ayaa Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxaa uu ku sheegay in Madaxweynaha looga baahan yahay inuu xuso qodobada Dastuurka ama xeerarka Garsoorka uu u ...

Read More »

Kulan Looga Hadlay Bedqabka Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Muqdisho ka dhacay.

Guddiyadda Arrimaha Gudaha iyo Difaaca ee Golaha Shacabka oo Kulan ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamidka yihiin adkeynta ammaanka xarunta Golaha Shacabka. Kulankaan oo ay si wadajir ah ushir guddoominayeen Guddoomiyayaasha labada Guddi ee Arrimaha Gudaha iyo Difaaca Mudane Xuseen Carab Ciise iyo Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa looga hadlay Amniga Xarumaha Golaha Shacabka uu ...

Read More »

AKHRISO:- Taariikhda Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Loo Magacaabey.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan, waxa uuna xilkaas u magacaabay Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed. Madaxweynaha oo tixgalinaya cabashada muwaadiniinta Soomaaliyeed, garsoorayaasha, hawl-wadeennada garsoorka iyo xirfadleyaasha sharciga ee la xiriira in la helo garsoor hufan oo caddaalad ah, ayaa go’aansaday in dib u ...

Read More »

SAWIRRO:- Guddomiyaha Gobolka Banaadir Oo dhagax-dhigay Wadadda Jaalle Siyaad.

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo dhagax-dhigay wadada Jaalle Siyaad ee dhex marta Degmooyinka Dharkiinley iyo Wadajir ayaa boggaadiyey isku-tashiga bulshada deegaanku ay ku dhisayaan jidadka Caasimadda. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka hor dhagax-dhigga kulan la qaatay odayaasha iyo waxgaradka Degmada Dharkiinley, waxayna isla garteen muhiimadda ay leedahay dhismaha wadadan muhiimka ah, iyadoo la ...

Read More »

Guddoomiye Iidle Oo Diiday Xilka qaadistii uu ku Sameeyey Madaxweyne Farmaajo.

Ayadoo saacado ka hor hadal ka soobaxay Villa Somalia lagu sheegay in Xilka qaadis lagu sameeyay Gudoomiyiihii Maxkadda Sare ee dadlka Ibraahim Iidle Suleymaan, ayaa waxaa guddoomiyahu uu ka hadlay Xilka qaadista lagu sameeyay. Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan oo wareysi siiyay VOA-da ayaa ka soo horjeestay xilka qaaditii uu ku sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...

Read More »