WARARKA

Dhageyso: diyaarad qaadsiday oo ay ciidanka kenya celiyeen.

Diyaarad Qaad siday ayaa maanta laga celiyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, sida ay inoo sheegeen Maamulka Degmadaasi. Guddoomiyaha arrimaha bulshada magaalada Baardheere Xuseen Cabdi Xalane ayaa idacada Risaala ee muqdisho u sheegay Laba Diyaaradood oo urarnaa ganacsatada Qaadka keena Baardheere oo maanta ka soo duulay garoonka diyaaradaha Magaalada Nairobi in mid ka mid ah la celiyay, mida kalena ay ...

Read More »

micheal keating oo maanta lakulmay ra’iisal wasaraha dalka

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta kulamo la qaatay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya iyo Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.   Danjire Keating ayaa ugu horeyn ugu tagay xarunta Madaxtooyada Ra’iisul Wasaare Kheyre, iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ku aadan caqabadaha hor-taagan Ra’iisul Wasaaraha, sida wax ka qabashada xaalada abaareed iyo magacaabida Golaha ...

Read More »

Qaramada Midoobay oo siinaysa $ 5 milyan oo doolar oo gargaar ah gobolka rabshadaha saameeyeen ee DR Congo

05 March 2017 Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay gargaar qiimahiisa ku kacaya $ 5 million si ay u caawiyaan gobolka rabshaduha ka socdaan ee Kasai ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo. Gargaarka ayaa lagu wada in si toos ah loo gaarsiiyo dadka uu saameeyey dhibaatada ee gobolka dhexe kuwaas oo uu la dagay rabshadaha tan iyo bartamihii bishii August markii ...

Read More »

Dhageyso:madaxweynihii hore ee somaaliya oo ka hadlay arimo muhiim ah

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in dowladda cusub ee Soomaaliya khilaaf iyo isqabqabsi lagu mashquuliyo. Isagoo hadlayay kadib markii loo dhaariyay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayuu sheegay inuu ku baaqayo ka fogaanshaha wax kasta oo keeni kara khilaaf keeni kara in dib u dhac ku yimaada dowladnimada. Wuxuu xildhibaanada ugu yeeray in loo midoobo ...

Read More »

dhacdo layab leh oo ka dhacday gobolka galgaduud

muqdisho-allrajonews-Wararka ka imaanaya deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud ayaa ku soo waramaya in ay xalay halkaasi ay ku geeriyootay gabar Todobo sano jir ah. Gabarta  yar ayaa u dhimatay gaajo iyo haraad waxaana ay ka mid aheyd dad ay saameeyn xoogan ku yeesheen Abaarta adag ee ka jirta deegaanada Gobolka Galgaduud. Deegaanka Godinlabe ayaa waxaa uu ka mid yahay deegaanada ...

Read More »

ra’iisal wasaaraha somaaliya xasan cali kheyre oo hortaalo afar qodob oo muhiim ah

muqdisho-allrajonews-Ololaha dhismaha xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo magacaabidda Golaha wasiirada ayaa si xowli ah uga socda magaalada Muqdisho. Xildhibaano, siyaasiyiin iyo odayaal beeleed ayaa ku lug leh ololahan oo galay xilli xasaasi ah kadib markii la guda galay awood qeybsiga beelaha ee golaha wasiirada. Beelaha waaweyn ayaa dalbanaya in wasiirada muhiimka ah la siiyo iyadoo mid waliba ay shirar kula ...

Read More »

Trump oo Obama ku edeeyay dhagesysiga teleefoonadiisa.

Lahaanshaha sawirkaREUTERSImage captionTrump ayaa ku eedeeyay maamulkii Obama dhageysiga talefoonadiisa Madaxweyne Trump ayaa ku edeeyay maamulkii Obama in uu dhagaystay wicitaannadiisa teleefoonka, waxyar ka hor markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinnimo ee sanadkii hore. Mr Trump oo fariin qoraal ah soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaanan soo bandhigin wax caddeyn ah oo ku aadan arintaasi. Lahaanshaha sawirkaTWITTERImage captionQoraalka Trump u bartiisa ...

Read More »

madaxweynaha puntiland oo kulan layeshay odoyasha dhaqanka ee kaso jeeda deganadasi

Kulankankii maanta uu Madaxweynuhu la qaatay odayaasha ayaa looga wada hadlay xaaladda nabad-gelyada iyo horumarka gobolka, waxaana odayaashu ay si cad u tilmaameen inay Dawladda ku garab taagan yihiin tallaabo kasta oo lagu xaqiijinayo sugidda ammaanka iyo tubta toosan ee loo marayo horumarka gobolka. Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays “Dhedo” oo kulankii maanta kalmado kooban ka jeediyay ayaa tilmaamay ...

Read More »

dad kor u dhaafayo 100 ruux oo baahi ugu geeriyotay gobolka baay

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dad gaaraya 110 qof ay baahi ugu dhinteen gobolka Bay ee dalka Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Hassan Ali Khayre oo shalay Muqdisho kula shiray guddiga gurmadka abaaraha ee dalka ayaa ka hadlay dadka ilaa iminka la cadeeyey in ay abaarta darteed ugu dhinteen meelo ka mid ah Soomaaliya. Dhibaatadaasi waxaa sii dheer shuban biyood la ...

Read More »