WARARKA

Sawiiro: Wasiirka Difaaca Qaranka Ayaa Maxaabiis ku Booqday Garoowe

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliya Xildhibaan Xasan Cali Maxamed Amardanbe oo uu Wehliyo Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Ee Dowladda Somaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Waxay kormeer ku Tageen Xarumo Dhowr ah oo u yaala Magaalada Garoowe Ee Caasimadda Dowlad Gobaleedka Somaaliyeed Ee puntland Waxaana Qeyb ka ahaa xarumah ay Booqdeen Xabsiga Garowe oo ay ku jiraan Tiro Maxaabiis ah Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ...

Read More »

AKHRISO:- Golaha Midnimada iyo Badbaada Galmudug Oo War Ka soosaaray Xaaladda Galmudug.

Gollaha Midnimada iyo Badbaadinta Galmudug ayaa maanta kulan ay ku yeehseen magaalada Cadaado, waxaa ay uga hadleen Xaalada Siyaasadeed ee Dowlad Gobaleed Ka Galmudug. Warsaxaafadeedkaan ay  soo saareen Gollaha ayaa waxaa uu ka koonaa 5 Qodob  oo ku saabsan marxalada ay mareyso Siyaasada Galmudug, Heshiiska Madaxda Galmudug ee Jabuuti, Destuurka iyo arrima kale oo muhiim ah. Sidoo kale Waxaa Gollaha uu ...

Read More »

SAWIRRO: Jaamacada Kownayn Oo Maanta Xaflad Muqdisho ugu Qabatay Arday Ka Qalin Jabisay.

Munaasabad Lagu Maamuusayay Xaflada Ay Ku Qalin Jabinayeen Ardayda Waxka Baratay Jaamacada Kownayn Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Somaliya. In Ka Badan Labo Boqol Oo Arday Ayaa Ka Qalin Jabisay Jaamacada Kownayn Xarunteeda Magalada Muqdisho. Munaasabada Qalin Jabinta Waxaa Ka Soo Qayb Galay Wasiiro Ka Tirsan Dowlada Somaliya Xildhibaano Iyo Masuuliyiin Ka Socda Maamulka Gobolka Banaadir. Ugu Horeyn ...

Read More »

Mr Tarsan” “Qaranimada Somaaliyeed waxaa ceeb iyo fadeexo ku ah in hal shir ay lix madaxeyne oo Somaali ah ay isugu tagto,”

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir hadana ah lataliyaha Madaxtooyada dhanka Siyaasadda Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ku tilmaamay fadeexad iyo ceeb in Lix madaxweyne hal shir isugu wada tagaan hal dhinacna ka soo wada jeestaan. Wuxuu Mr Tarsan ayaa si weyn u weeraray madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada,isagoona shacabka Soomaaliyeed weydiiyay magac kale oo aan ahayn madaxweyne oo loogu yeeri karo madaxda ...

Read More »

Maxaad ka Ogtahay Sababta Ciidanka Alfa Group Qof shacab ah ugu toogteen Muqdisho & Tuhunka galay?

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir gaar ahaan Waaxda Wajeer, Ciidanka loo yaqaano Alpha Group ayaa duhurnimadii maanta waxa ay halkaasi ku dileen qof shacab ahaa. Goobjoogayaal ayaa Warbaahinta u sheegay toogashadan inay ka dambeysay kadib markii gaari iska roge ahaa uu dhexda u galay kolonyo ciidankan Alpha Group ah, intaasi kadib ciidanka ayaa ...

Read More »

RW Kheyre oo Ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya uga digay in Hantidooda lagu soo weeraro Dowladnimada

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya iney ka feejignaadaan qataraha kaga imaan kara maalgelinta Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada Mucaaradka ah ee ku shirsan magaalada Nairobi. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in waxa ka socda magaalada Nairobi ay yihiin abaabul dagaal oo ka dhan ah Dowladnimada Soomaaliyeed,islamarkaana ...

Read More »

Madaxda Soomaalida oo arrin yaab badan ka sameeyey shirkii Brussels iyo Beesha Caalamka oo la yaabtay!!

Madaxda Dowladda Soomaaliya qeybaheeda kala duwan iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa shirkii Xalay kusoo dhamaaday Magaalada Brussels ka sameeyey arrin ay aad ula yaabeen madaxdii ka socotay Beesha Caalamka ee u imaaday inay kaalmo dhaqaale siiyaan dowladda Soomaaliya. Arrinta yaabka badan oo ay sameeyeen madaxda Soomaalida ayaa aheyd inaysan Xitaa Files ay qodobada ku notes gareeysaan la tegin Shirkii Brussels ...

Read More »

DAAWO+AKHRISO: Dowlada Somaliya Oo Qorshaysay Shilaal Laga Soo Saaro Somaliya

Shir Ay Yeeshen Masuuliyiinta Wasaarada Potrolka Iyo Macdanta Soomaaliyeed Iyo Masuuliyiin Ka Socday Wadanka Norwey Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Caasimada Somaliya.   Waxaana Goobjoog Ahaa Wasiirka Wasaarada Patrolka Iyo Macdanta Cabdirashiid maxamed Axmed Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada  Maxamuud Cabduqaadir Hilaal Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Karar Shukri Dhoomey Iyo Masuuliyiintii Ka Socotay Dalka Norway Waxaana Ay Sheekeen Masuuloyiinta Dalka Norway In Wasaarsada ...

Read More »

Ciidanka Dowladda oo looga digay iney hor istaagaan Gaadiidka Gurmadka deg dega ah xilliyada Masiibada jiraan

Taliyihii hore ee nabad galyada Waddooyinka Sarreeya Gaas Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo la hadlay Warbaahinta ayaa uga digay Ciidamada dowladda in ay is hor istaag ku sameeyaan Gaadiidka gurmadka deg dega ah ee Ambalaaska iyo sidoo kale kuwa Dab damiska. Taliye Cali Gaab ayaa sheegay in loo baahan yahay in Waddooyinka loo furo Gaadiidkaasi xilliyada dhibaatooyinka ay ka ...

Read More »

DEG DEG; Wariye caan ah oo goordhow isku day dil ah ka badbaaday + Sababta

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta uu iskuday dil ka badbaaday mid ka mid ah Wariyeyaasha ka howlgalla Magaaladaas. Wariyaha ayaa waxaa lagu Magacaabaa Yaxye Cabdirisaaq Soofe,waxa uuna yahay tifaftiraha Idaacadda Markabley ee Magalada Baardheere sidoo kale waxa uu halkaasi uga soo hadlaa Tv-ga RTN ee Xaruntiisu tahay Magalada Nairobi. Dad ...

Read More »