Madaxweynaha Hirshabelle oo u magacaabay taliye cusub Ciidanka NISA ee gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Wareegto uu soo saarey waxa uu ku magacaabay taliyaha cusub ee ciidanka Nabadsugida gobolka Hiiraan iyo  ku xigeenkiisa.

Taliyaha Cusub ee Nabadsugida Gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabey Colaad Cabdulaahi Cismaan halka taliye ku xigeen loogu magacaabay

Wareegtada oo ku taariikheysan 1/9/2018 ayaa sidoo kale xilalkii looga qaaday Taliyihii Ciidanka Nabadsugida Gobolka Hiiraan Cabdi Maxamed Cali Aweys iyo ku xigeenkiisa Cabduqaadir Maxamuud Owbakar.

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Ciidamada gaar-ka ah ee Dowladda Somalia oo Weeraray Degaan ka tirsan Sh hoose.

Ciidamada gaarka u tababaran ee dowladda Soomaaliya oo taageero ka helaya Ciidamo Mareykan ah ayaa ...