Tababar Ku Saabsan Habka Cilmi Baarista Oo Lagu Qabanayo

Machadka SIPAM waxa uu bixinayaa tababar lacag la’aan ah (free) labo maalmood ah (13 & 20 Sep) kaas oo lagu baranayo qaababka cilmi baarista loo sameeyo. Diiwaan gelinta waa ay socotaa. Haddaba si aad isu diiwaan geliso fadlan foomkan soo buuxi. Tababarka waxaa uu ka dhacayaa xarunta SIMAD ee Gahayr. Saacada 3 – 6 pm galabnimo.

Buuxi foomkaan hoose

https://goo.gl/forms/TxDo5FDHvzJdy8Rh2

 

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Ciidamada gaar-ka ah ee Dowladda Somalia oo Weeraray Degaan ka tirsan Sh hoose.

Ciidamada gaarka u tababaran ee dowladda Soomaaliya oo taageero ka helaya Ciidamo Mareykan ah ayaa ...