Golaha Isbadal Doonka Koon Furgalbeed Oo Soo Dhaweeyey Go’aankii Wasarad Arimaha Gudaha Soomaliy

Wasarada Arimaha Gudaha Soomaaliya Ayaa Soo Saaratay War Qoraal ah Oo Ay Kaga Hadalayso Doorashooyinka Dhawanaha Ka Dhici Doona Qaar Kamid ah Maamul Gobaleedyada Dalka

Wasarada ayaa Kaga Digtay Madaxada Maamul Gobaleedayada In ay Sameesataan Mudo Kororsi Ku Aadan Xil Haynta M,adxtinimo Ee Maamul Gobaleedayada Ay Hogaanka U Hayaan Iyadoona Ka Dalbatay In Doorashada ay Ku Dhacado Waqtiyada Looqabatay

Warkan Qoraalka Ah Ee Ka Soobaxay Wasarada Arimaha Gudaha Dowalada Fadaraalka Soomaaliya Ayaa Waxaa Siweyn U Soo Dhaweeyey Golaha Isbadal Doonka Koon Furgalbeed Oo Ah Gole ay Ku Midaysanyihiin Tiro Murshaxiin ah Oo u Tartami Doona Xilka Madaxweynenimo Ee Maamulka KGS Waxaana Horboodayo Murashaxiintaasi Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Soomaaliya Mudane Maxamed aden Fakeeti .

Murashaxiintani Ayaa Sheegay In ay Doonayaan In Doorashada Maamulka Koon Furgalbeed ay Ku Dhacdo Waqtigii Lagu Talagalay  Balsa Uu Ka Caga Jiidayo Maamulka Hada Hogaanka U haya Koon Furgalbeed Soomaaliya

17-Novemaber Ee Inagu Soo Wajahan ayaa Lagu Balansanyahay In Doorshada Madaxweynaha Maamulkaasi ay Ka Dhacdo Gudaha Magalada Baydhaba

 

 

 

 

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Dalka oo Kulan la qaatay Madaxa Arrimaha Diinta Dalka Turkiga

    Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Dalka oo Kulan la qaatay Madaxa Arrimaha Diinta ...