Qaban Qabadii Ugu Danabysay Ee Ku Dhawaaqista Murashax Farkeeti Oo Ka Socota Baydhabo

Magaalada baydhabo Ee xarunta Gobolka baay
Waxaaa ka soconaysa qaban qaabadii ugu dambeysay Taasi oo maanta musharaxnimadiisa uu ugu dhawaaqayo Pro maxamed Aadam farkeeti

Waxaaa uu u taaganyhay xilka madaxweynaha maamulka koonfurgalbeed soomaliya
Hugaaamiyaha isbadal doonka koonfurgalbeed

ayaaa goordhaw lagu wadaaa inuu jeediyo khudbadiisa uu kaga hadlayo waxyaabaha uu qabandoono hadii uu ku guulayso doorashada maamulkaas ee la qabandoono 17 November ee dabayaaqada sanadkan sii dhamanaya

 

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Dalka oo Kulan la qaatay Madaxa Arrimaha Diinta Dalka Turkiga

    Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Dalka oo Kulan la qaatay Madaxa Arrimaha Diinta ...