Wasiirka Wasaardda Awqaafta & Arr Diinta JFS Mudane Sheekh Nuur Ayaa Kulan Laqaatay Uqaabilsanaha Arimha Diinta Safaarada Turkiga

Wasiirka Wasaardda Awqaafta & Arr Diinta JFS Mudane xildhibaan Sheikh Nuur Mohamed Hassan & wasiir ku xigeenka wasaaradda Hon. Osman Adam Dhubow Ayaa maanta Kulan Laqaatay
kulanka aya waxa uu ujeedkiisu ahaa soo dhaweyn uqaabilsanaha cusub ee loo soo magacaabay safarada Turkiga arimaha diinta iyo sagootinta uqaabilsanii hore.
inta uu socday kulanka ayaa waxa ay kahadleen qodobo muhiim ah u Qaranka oo ay kamid ahaayeen:-
1- Horumarinta Ducaadda & Tababaridooda
2- casriyaynta habka Barashada Qur’aanka Kariimka ah iyo axaadista.
3-Sara Uqaadista wacyiga bulshada soomaaliyeed
4- isdhaafsiga khibradda culimada labada Dal.
Ugu dambayn labada dhinac waxaa ay ka wadahadleen sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka wadashaqayn iyada oo uu wasiirka wasaaradda u balan qaaday Safaaradda wadasahaqayn buuxda.

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Dalka oo Kulan la qaatay Madaxa Arrimaha Diinta Dalka Turkiga

    Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Dalka oo Kulan la qaatay Madaxa Arrimaha Diinta ...