SAWIRRO: Garabka Haweenka Ee Xisbiga Dadka ayaa kulan muqdisho ku Yeeshay .

Garabka Haweenka Ee Xisbiga Dadka ayaa kulan muqdisho ku Yeeshay

kulankan ay ku Yeesheen Xarunta Xisbiga Dadka Ee muqdisho Ee Garabka Haweenka Ee Xisbiga Dadka Soomaaliyeed ayaa Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbigaasi Marwo Faadumo Yuusuf Waxaana Looga Hadlay Sidii Garabka Haweenka ay ugu qeyb-qaadan lahaayeen Diyaar garowga Xisbiga uu ugu Jiri Doorashada la Filayo Somaliya in ay ka qabsoonto 2020ka .

Marwo Faadumo Yuusuf oo kulanka ka Hadashay ayaa Sheegtay in Masuuliyiinta Xisbiga Dadka ay ka shaqeynayaan Sidii Garabka Haweenka ay kaalin ugu muuqata ay ugu qeybqaadan lahaayeen siyaasadda Somaliya.

Xisbigaan ah xisbiyada ugu faca weyn xisbi siyaasadeedyada dalka somaliya waxaana howlo kala duwan ka qabteen dalka.

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Dalka oo Kulan la qaatay Madaxa Arrimaha Diinta Dalka Turkiga

    Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Dalka oo Kulan la qaatay Madaxa Arrimaha Diinta ...