DawoSawiro :Kulan Ay Yeesheen Mid kamid ah Beelaha Daga Somaliya

Kulan ay ku yeesheen beesha sacdi loobage Ee Shiiqaal Magaladda muqdisho Ayaa waxaa Kasoo Qeybgalay Kulanka odayaal waxa garad dhalin yaro
Kulanka ujeedkiisa ayaa Ahaa Mideynta Beesha iyo Sidii Loo Hormarinlahaa Howlaha beesha Sacdi Loobage
Inta Uu socday Kulanka ayaa Waxa leys ku Wee daarsaday Fikiro oo Marakaasi Ah Kuwa Wax Ku ool ah
Ugu danbeeytii Ayaa waxa ay Soo Saareen
War saxafadded Kaa Soo Ay ku Sheegeen maanta Laga bilaaba Ay beesha sameyn doonto isbadal Dhab ah
Kulanka ayaa Ahaa mid kii Kowaad Waxuuna Hordhac Uyahay Kulumo Kale ay Beesha yeelan Doonto

 

 

 

 

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Isbitaalka Kalkaal ayaa soo Gababageeyeen Qaliimo Casri ah.

Cisbitaalkaan Ayaa Ku Yaal Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya Ayaa Waxaa Uu Sameeyay Qaliimo Casri ...